{"id":62683,"date":"2021-03-17T18:40:28","date_gmt":"2021-03-17T18:40:28","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62683"},"modified":"2021-03-17T18:40:28","modified_gmt":"2021-03-17T18:40:28","slug":"wakhtigii-komishanku-u-qabtay-in-xisbiyadu-soo-gudbiyaan-liisaska-murrashaxiinta-goleyaasha-deegaanka-oo-maanta-ku-eeg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/17\/wakhtigii-komishanku-u-qabtay-in-xisbiyadu-soo-gudbiyaan-liisaska-murrashaxiinta-goleyaasha-deegaanka-oo-maanta-ku-eeg\/","title":{"rendered":"Wakhtigii Komishanku U Qabtay In Xisbiyadu Soo Gudbiyaan Liisaska Murrashaxiinta Goleyaasha Deegaanka Oo Maanta Ku Eeg"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargeysa (Arabsiyonews):-Wakhtigii ay Komishanka doorashooyinka Somaliland u qabteen in saddexda Xisbi ku soo gudbiyaan Liisaska Murrashaxiintooda Goleyaasha Deegaannada Dalka, ayaa ku eeg maanta oo arbaca ah, bishuna tahay 17 March.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Qoraal war gelin ah oo ay Komishankanku soo saareen 13-kii bishan ayey Xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo UCID kaga codsadeen in ay ugu dambayn 17 bishan oo maanta ku beegan ay ku soo gudbiyaan liisaska Murrashaxiinta Goleyaasha Deegaanka.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Liisaskan murrashaxiinta Goleyaasha deegaanka ee Xisbiyada laga sugayo maanta, ayaa waxa sidoo kale laga codsaday in loo soo dhammeeyo shuruudaha xeerka doorashooyinku waajibiyey ee laga rabo.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Maanta lixda galabnimo ayaa ah wakhtiga ugu dambeeya ee ay Guddida doorashadu sheegeen in ay qaban doonaan Liisaska.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Xeerka Guud ee Doorashooyinka ayaa waxa uu dhigayaa in Xisbiyadu Liisaska Murrashaxiintooda Goleyaasha Deegaanka ay gudbiyaan 75 maalmood ka hor wakhtiga ay doorashadu dhacayso.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo UCID, ayaa weli ku mashquulsan geba gebaynta Liisaska laga sugayo, iyada oo maanta la filayo in ay gudbiyaan Murrashaxiintooda Goleyaasha Deegaanka.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargaysa Office<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews):-Wakhtigii ay Komishanka doorashooyinka Somaliland u qabteen in saddexda Xisbi ku soo gudbiyaan Liisaska Murrashaxiintooda Goleyaasha Deegaannada Dalka, ayaa ku eeg maanta oo arbaca ah, bishuna tahay 17 March. Qoraal war gelin ah oo ay Komishankanku soo saareen 13-kii bishan ayey Xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo UCID kaga codsadeen in ay ugu dambayn 17 bishan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62560,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/160218352_168173875134833_2981251742903649589_n.jpg?fit=512%2C264&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gj1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62683"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62685,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62683\/revisions\/62685"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62560"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}