{"id":62681,"date":"2021-03-17T14:53:44","date_gmt":"2021-03-17T14:53:44","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62681"},"modified":"2021-03-17T14:53:44","modified_gmt":"2021-03-17T14:53:44","slug":"tallaalka-aniga-ayaa-ugu-hor-qaadanayaa-madaxweyne-biixi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/17\/tallaalka-aniga-ayaa-ugu-hor-qaadanayaa-madaxweyne-biixi\/","title":{"rendered":"\u201cTallaalka aniga ayaa ugu Hor Qaadanayaa\u201d Madaxweyne Biixi"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa-(Arabsiyonews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi cabdi ayaa sheegay in xanuunka Covid-19 uu si xawli ah ugu fidaayo dalka islamarkaana loo baahan yahay in bulshadu qaadato fariimaha caafimaad ee wasaaradda horumarinta caafimaadka .<\/p>\n<p>Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in xanuunka ay u dhinteen shan iyo sideetan qof.<\/p>\n<p>\u201cXanuunka waxa laga helay laba kun iyo sideed iyo toban qof , waxaana ka bogsaday dadka laga helay boqolkiiba sideetan iyo lix qof , shan iyo sideetan qof ayaa u dhintay\u201d ayuu yidhi<\/p>\n<p>Madaxwynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in aan qof lagu qasbayn in uu tallaalka qaato balse ay muhiim tahay islamarkaana uu noqonaayo qofka ugu horeeya ee tallaalka qaata maalinta sabtida ee todobaadkan bilaabmaaya .<\/p>\n<p>\u201ctallaalku waa mid caalamka oo dhan yimid, qofna la odhan mayo qasab isku tallaal laakin waxa la og yahay in loo baahan yahay, haddii alle yidhaahod sabtida waa la bilaabayaa, waxana ka noqonayaa kow oo aniga ayaa bilaabaya waayo kama maarmayno\u201d<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(Arabsiyonews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi cabdi ayaa sheegay in xanuunka Covid-19 uu si xawli ah ugu fidaayo dalka islamarkaana loo baahan yahay in bulshadu qaadato fariimaha caafimaad ee wasaaradda horumarinta caafimaadka . Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in xanuunka ay u dhinteen shan iyo sideetan qof. \u201cXanuunka waxa laga helay laba kun iyo sideed iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62673,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62681","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/sddefault-34.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-giZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62681","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62681"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62682,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62681\/revisions\/62682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62673"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}