{"id":62658,"date":"2021-03-16T13:39:41","date_gmt":"2021-03-16T13:39:41","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62658"},"modified":"2021-03-16T13:39:41","modified_gmt":"2021-03-16T13:39:41","slug":"kenya-oo-kiiska-badda-u-gudbineysa-golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/16\/kenya-oo-kiiska-badda-u-gudbineysa-golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"KENYA Oo Kiiska Badda U Gudbineysa Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(Arabsiyonews)-Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ee ICJ waxay maanta mar 2-aad dhegeysan doonto Garnaqsiga Somalia ee ay dacwadda kaga tahay Sheegashada Kenya ee qeybo ka mid ah Badda Somalia, xilli ayna Kenya soo xaadirin Fadhigii shalay ee Dacwad-dhegeysiga ee ka furantay Xarunta Maxkamadda ICJ ee magaalada The Hague.<\/p>\n<p>Wargeyska Maalinlaha ee Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa waxa uu qoray inay Dowladda Kenya go\u2019aan ku gaadhay inay Kiiskaasi u gudbiyaan Golaha Ammaanka ee QM. Kenya ayaa waxaa ay xubin ka tahay dalalka aan rigliga ahayn ee ka tirsan Golaha Ammaanka ee QM.<\/p>\n<p>Xeer-beegtida Maxkamadda ICJ ayaa waxay shalay laaleen codsi uu Xeer Ilaaliyaha Guud ee Kenya, Kihara Kariuki ku doonayey inuu muddo 5 daqiiqo la siiyo, si ay u soo bandhigaan sababaha ay u qaadaceen Garnaqsiga Kiiskaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(Arabsiyonews)-Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ee ICJ waxay maanta mar 2-aad dhegeysan doonto Garnaqsiga Somalia ee ay dacwadda kaga tahay Sheegashada Kenya ee qeybo ka mid ah Badda Somalia, xilli ayna Kenya soo xaadirin Fadhigii shalay ee Dacwad-dhegeysiga ee ka furantay Xarunta Maxkamadda ICJ ee magaalada The Hague. Wargeyska Maalinlaha ee Nation ee ka soo baxa Nairobi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62659,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62658","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Snapshot_11.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-giC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62658","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62658"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62658\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62661,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62658\/revisions\/62661"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62658"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62658"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62658"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}