{"id":62645,"date":"2021-03-15T15:30:13","date_gmt":"2021-03-15T15:30:13","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62645"},"modified":"2021-03-15T15:30:13","modified_gmt":"2021-03-15T15:30:13","slug":"maxkamadda-icj-maxey-ka-tidhi-maqnaashiyaha-kenya-ee-furitaanka-kiiska-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/15\/maxkamadda-icj-maxey-ka-tidhi-maqnaashiyaha-kenya-ee-furitaanka-kiiska-badda\/","title":{"rendered":"Maxkamadda ICJ maxey ka tidhi maqnaashiyaha Kenya ee furitaanka kiiska badda?"},"content":{"rendered":"<p data-reactid=\".249fd0d55j0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-604f78a54d910a02f0b3ffad.0.4.0.0:$post_0\">Hague :-Waxaa magaalada The Hague ee dalka Holland ka bilowday goor dhawayd dhagaysiga dacwadda muranka badda ee udhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p data-reactid=\".249fd0d55j0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-604f78a54d910a02f0b3ffad.0.4.0.0:$post_1\">Maxakamaddaayaa u muuqata in ay ku gacan sayrtay dalab dowladda Kenya ay maalmo ka u gudbisay oo ahaa in maanta loo oggalaado in ay hadal ka jeediso furitaanka maxkamadda,waxaana warbaahinta gudaha Kenya ay qorayeen in maxakamaddu arrintaas dhagaha ka fureysatay.<\/p>\n<p data-reactid=\".249fd0d55j0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-604f78a54d910a02f0b3ffad.0.4.0.0:$post_2\">Maxkamaddu waxaa ay sheegtay in ay ka xuntahay maqnaashiyaha Kenya balse ay sii wadi doonto dhagaysiga kiiskaan.<\/p>\n<p data-reactid=\".249fd0d55j0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-604f78a54d910a02f0b3ffad.0.4.0.0:$post_3\">Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo hadal ka jeediyay Maxakamadda ayaa sheegay in a kalsooni ay ku qabaan Maxakamadda cadaaladda adduunka ee ICJ.<\/p>\n<p data-reactid=\".249fd0d55j0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-604f78a54d910a02f0b3ffad.0.4.0.0:$post_4\">Dowladda Soomaaliya waxay intaas ku dartay in go\u2019aanka Kenya ee ah in aysan ka qayb galin dhagaysiga kiiska badda ay lid ku tahay waajibaadkeeda iyo sareynta sharciga .<\/p>\n<p data-reactid=\".249fd0d55j0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-604f78a54d910a02f0b3ffad.0.4.0.0:$post_5\">Hadda waxaa si toos ah u socda hadal jeedinta qareennada Soomaaliya u doodaya .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hague :-Waxaa magaalada The Hague ee dalka Holland ka bilowday goor dhawayd dhagaysiga dacwadda muranka badda ee udhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Maxakamaddaayaa u muuqata in ay ku gacan sayrtay dalab dowladda Kenya ay maalmo ka u gudbisay oo ahaa in maanta loo oggalaado in ay hadal ka jeediso furitaanka maxkamadda,waxaana warbaahinta gudaha Kenya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62646,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62645","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/8be7ce5c-d2f3-4a90-bd1c-d116ed494464.jpg?fit=624%2C338&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gip","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62645"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62648,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62645\/revisions\/62648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62646"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}