{"id":62612,"date":"2021-03-14T19:16:45","date_gmt":"2021-03-14T19:16:45","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62612"},"modified":"2021-03-14T19:16:45","modified_gmt":"2021-03-14T19:16:45","slug":"qaybinta-kaadhadhka-codbixiyeyaasha-oo-ka-soo-dhamaatay-goboladda-saaxilsanaag-iyo-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/14\/qaybinta-kaadhadhka-codbixiyeyaasha-oo-ka-soo-dhamaatay-goboladda-saaxilsanaag-iyo-sool\/","title":{"rendered":"Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha oo ka soo dhamaatay Goboladda Saaxil,Sanaag iyo Sool"},"content":{"rendered":"<p>Laascanood(AN):-Komiishanka Doorashooyinka qaranka ayaa soo gabo gabeeyay hawshii qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee Sadexdii Cisho ee u danbeeyay ka socotay Goboladda Saaxil,Sanaag iyo Sool.<\/p>\n<p>Sida ay Ku soo waramayaan Weriyeyaasha wakaaladda wararka Solna Waxaa Xarumaha Sadexdaas gobol soo gaadhay gaadiidkii, qalabkii iyo Shaqaalihii ka hawlgalayay hawsha qaybinta Kaadhadhka Codbixinta.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"62613\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/14\/qaybinta-kaadhadhka-codbixiyeyaasha-oo-ka-soo-dhamaatay-goboladda-saaxilsanaag-iyo-sool\/mq2-2-1\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/mq2-2-1.jpg?fit=320%2C180&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"320,180\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"mq2-2-1\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/mq2-2-1.jpg?fit=320%2C180&amp;ssl=1\" class=\"alignnone  wp-image-62613\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/mq2-2-1.jpg?resize=524%2C295&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"524\" height=\"295\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/mq2-2-1.jpg?w=320&amp;ssl=1 320w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/mq2-2-1.jpg?resize=300%2C169&amp;ssl=1 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Komiishanka doorashooyinka qaranka ee Ku Sugan Magaalooyinka Berbera, Laascaanood iyo Ceerigaabo ayaa sheegay in hawshaasi sidii loogu talo galay ku soo dhamaatay isla markaana ay soo nabad noqdeen shaqaalihii iyo gaadiidkii qaybinta kaadhadhka Codbixiyaha ka hawl galay.<\/p>\n<p>Madaxda Komiishanka Doorshooyinku waxay Sheegeen in hawl wadeeno ka tirsan Komiishanka Doorashooyinka qaranku ay Mudo 7 Cisho oo dheeraad ah kaadh qaybintan ka sii wadayaan degmooyinka waaweyn ee Sadexdaas gobol.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Komiishanka doorashooyinku waxay u mahadceliyeen shaqaalihii, Ciidamadda amaanka iyo Shacabka ku nool sadexdaas gobol ee sida waddaniyada leh uga qayb qaatay qaybinta kaadhadhka Codbixiyeyaasha.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascanood(AN):-Komiishanka Doorashooyinka qaranka ayaa soo gabo gabeeyay hawshii qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee Sadexdii Cisho ee u danbeeyay ka socotay Goboladda Saaxil,Sanaag iyo Sool. Sida ay Ku soo waramayaan Weriyeyaasha wakaaladda wararka Solna Waxaa Xarumaha Sadexdaas gobol soo gaadhay gaadiidkii, qalabkii iyo Shaqaalihii ka hawlgalayay hawsha qaybinta Kaadhadhka Codbixinta. Mas\u2019uuliyiinta Komiishanka doorashooyinka qaranka ee Ku Sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62562,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/160612220_168173905134830_6080614619347341785_n.jpg?fit=960%2C540&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ghS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62612"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62615,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62612\/revisions\/62615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62562"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}