{"id":62602,"date":"2021-03-13T20:25:38","date_gmt":"2021-03-13T20:25:38","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62602"},"modified":"2021-03-13T20:25:38","modified_gmt":"2021-03-13T20:25:38","slug":"somaliland-xanuunka-covid-19-oo-xawli-ku-faafaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/13\/somaliland-xanuunka-covid-19-oo-xawli-ku-faafaya\/","title":{"rendered":"Somaliland: Xanuunka Covid-19 oo Xawli Ku Faafaya"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Wasiirka caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa sheegay in ay sii kordhayso faafista iyo dhimashada caabuqa Covid19 ee Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in caabuqu uu si xawliya ugu fidayo gudaha Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cXaqiiqo waxa ah oo marag ma doon ah in xanuunku uu aad u kacayo, oo xaaladaha dadka uu ku dhacayaana ay kordhayaan, dhimashaduna ay korodhay\u201d ayuu yidhi wasiirku.<\/p>\n<p>\u201cDhimashadu sidii hore maaha waa joogto, shalay oo ugu danbaysay 3 qof baa dhintay\u201d ayuu wasiirku hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa bulshada faray, in ay ka taxadaraan caabuqa isla markaana ay qaataan talooyinka wasaarada caafimaadka.<\/p>\n<p>\u201cWaxkasta oo la sameeyo waxa ugu muhiimsan wacyiga iyo in qofku tilmamaha wasaarada caafimaadka qaato\u201d ayuu yidhi wasiirku.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Wasiirka caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa sheegay in ay sii kordhayso faafista iyo dhimashada caabuqa Covid19 ee Somaliland. Wasiirka ayaa sheegay in caabuqu uu si xawliya ugu fidayo gudaha Somaliland. \u201cXaqiiqo waxa ah oo marag ma doon ah in xanuunku uu aad u kacayo, oo xaaladaha dadka uu ku dhacayaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":12,"featured_media":62604,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/76102422.jpg?fit=800%2C600&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ghI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/12"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62605,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62602\/revisions\/62605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}