{"id":62595,"date":"2021-03-13T18:17:19","date_gmt":"2021-03-13T18:17:19","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62595"},"modified":"2021-03-13T18:17:19","modified_gmt":"2021-03-13T18:17:19","slug":"mamulka-gobolka-togdheer-oo-amar-duldhigay-hotelka-isha-burco-iyo-mulkiilaha-hotelka-oo-ka-jawaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/13\/mamulka-gobolka-togdheer-oo-amar-duldhigay-hotelka-isha-burco-iyo-mulkiilaha-hotelka-oo-ka-jawaabay\/","title":{"rendered":"Mamulka Gobolka Togdheer oo Amar Duldhigay Hotelka Isha-Burco iyo Mulkiilaha Hotelka oo Ka Jawaabay"},"content":{"rendered":"<p>Burco (Arabsiyonews)- Mulkiilaha hotelka Isha-Burco ee magaalada Burco Jamac Maxamuud Adan (Jaamac Karaaciin), ayaa ka soo horjeestay go\u2019aan uu maamulka gobolka Togdheer kaga joojiyay hotelkiisa heesaha cawayska.<\/p>\n<p>Hotelka Isha-Burco, oo ah hotel cusub oo dhawaan laga furay magaalada Burco ayaa kadib markii lafuray, waxa lagu bilaabay in habeenkii laga tumo heeso si macaamiisha loo mada daaliyo, taasi oo aan muddo looga baran hotelada Burco.<\/p>\n<p>Hadaba maamulka gobolka ayaa maanta sheegay in aan heeso danbe laga tumi doonin hotelka.<\/p>\n<p>\u201cGobolkeenu diinta wixi fusuq ku keenaya wuula dagalmayaa, inagoo xanuuno la tiicayna dhan ka kalena ka tuman mayno, hadii hotelkasi uu joojin waayo ruqsada lagala noqonaya\u201d waxa sida yidhi badhasabka gobolka Togdheer, Maxmed Diiriye Xayd.<\/p>\n<p>\u201cDadka meheradaha lihi haday xishoon wayaan, walahi, bilaahi, tolaahi gacan baanu wax kaga qabanaynaa\u201d waxa sida yidhi maayarka Burco, Maxamed Yusuf Muraad.<\/p>\n<p>Hadaba mulkiilaha hotelka Isha-Burco ayaa mayarka magaalada Burco ku eedeeyay in uu cuna qabatayn ku hayo magaalada Burco.<\/p>\n<p>\u201cDad badan baa magaalada ugatagay cuna qabataynta uu ku hayo, oo ama Hargaysa yimid ama dibada qabtay\u201d ayuu yidhi Jaamac Karaaciin.<\/p>\n<p>\u201cMaantu waxay daliil u tahay 7 da sano ee uu haystay in uu dhibaato kale kaga sii tago\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay Jaamac Maxamuud.<\/p>\n<p>Mulkiilaha hotelka ayaa sheegay in uu u hiilinayo reer Burco isla markaan mayarka magaaladu uu doonayo in uu magaalada baabiiyo.<\/p>\n<p>\u201cShacabku way ogyihiin Burco ninka u lisaya iyo ka kamaalaya, anaga waxa naga go\u2019an in aanu magaalada u hiilino, horumarkeedana ka shaqayno\u201d. Ayuu yidhi Jaamac Karaaciin.<\/p>\n<p>Mulkiilaha hotelka Isha-Burco Jamac Karaaciin ayaa hadalkiisa kusoo gaba gabeeyay in Burco ama Somaliland la xeer noqon doonto ama ay dawlad kale noqon doonto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco (Arabsiyonews)- Mulkiilaha hotelka Isha-Burco ee magaalada Burco Jamac Maxamuud Adan (Jaamac Karaaciin), ayaa ka soo horjeestay go\u2019aan uu maamulka gobolka Togdheer kaga joojiyay hotelkiisa heesaha cawayska. Hotelka Isha-Burco, oo ah hotel cusub oo dhawaan laga furay magaalada Burco ayaa kadib markii lafuray, waxa lagu bilaabay in habeenkii laga tumo heeso si macaamiisha loo mada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":12,"featured_media":62596,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Maamulka-Gobolka-Togdheer.jpg?fit=1031%2C621&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ghB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/12"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62595"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62603,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62595\/revisions\/62603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}