{"id":62568,"date":"2021-03-13T11:57:54","date_gmt":"2021-03-13T11:57:54","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62568"},"modified":"2021-03-13T11:57:54","modified_gmt":"2021-03-13T11:57:54","slug":"15-qof-oo-cudurka-coranaha-ugu-dhintay-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/13\/15-qof-oo-cudurka-coranaha-ugu-dhintay-somaliland\/","title":{"rendered":"15 Qof Oo Cudurka Coranaha Ugu Dhintay Somaliland"},"content":{"rendered":"<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargaysa(Arabsiyonews)-Inta la hubo 15 qof ayaa guddaha Somaliland ugu geeriyooday Cudurka COVID19, 11-kii maalmood ee u horreeyey bishan aynu ku jirno ee March, halka 367 qof oo kalena laga helay in ay qabaan cudurkan oo wakhtigan u muuqda mid ku fidiya guddaha Somaliland.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Sida ay muujinayso warbixinta maalinlaha ah ee ay soo saarto Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa lagu sheegay in tiradan ku dhimatay cudurkan 11 maalmood ee u dambeeyey, iyada oo tiradani ah inta la ogyahay ee u geeriyootay ee Wasaaraddu baadhitaan ku ogaatay, halka 367 kale yihiin dadka iyagu iska baadhay xannuunkan.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Tiradan laga helay Xannuunkan iyo tirada u dhimatay, ayaa muujinaysa halista iyo faafitaanka cudurkan ee bulshada dhexdeeda, taas oo loo aanaynayo in korodhkeeda ay ka qayb qaateen munaasibaddaha murrashaxiinta ee maalin walba la qabto, kuwaas oo boqolaal dadweynaha ahi isugu yimaadaan Huteellada.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, waxa iyadu faafitaanka cudurka qayb ka ah qurbo joog badan oo dalka ku soo noqonaya iyo weliba dad ka soo noqonaya dalka Somalia oo uu wakhtigan faro baas uu ku hayo Cudurkan.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Bulshada Somaliland, ayaa looga baahan yahay in ay muujiyaan taxadir dheeraad ah, isla markaana ay qaataan tallooyinka caafimaadka ee loo jeedinayo.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">\n<div class=\"nc684nl6\">Wargeyska Saxansaxo<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews)-Inta la hubo 15 qof ayaa guddaha Somaliland ugu geeriyooday Cudurka COVID19, 11-kii maalmood ee u horreeyey bishan aynu ku jirno ee March, halka 367 qof oo kalena laga helay in ay qabaan cudurkan oo wakhtigan u muuqda mid ku fidiya guddaha Somaliland. Sida ay muujinayso warbixinta maalinlaha ah ee ay soo saarto Wasaaradda horumarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62569,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62568","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/IMG_20200414_234226.jpg?fit=436%2C234&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gha","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62568","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62568"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62571,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62568\/revisions\/62571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62569"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}