{"id":6256,"date":"2015-02-17T10:57:02","date_gmt":"2015-02-17T10:57:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6256"},"modified":"2015-02-17T10:57:02","modified_gmt":"2015-02-17T10:57:02","slug":"madaxwaynaha-ruushka-oo-booqanaya-dalka-hungary-iyo-midawga-yurub-oo-sas-ka-muujiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/17\/madaxwaynaha-ruushka-oo-booqanaya-dalka-hungary-iyo-midawga-yurub-oo-sas-ka-muujiyey\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Ruushka Oo Booqanaya Dalka Hungary Iyo Midawga Yurub Oo Sas Ka Muujiyey"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/150213162826_minsk_talks_leaders_624x351_reuters.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6262\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/150213162826_minsk_talks_leaders_624x351_reuters-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"150213162826_minsk_talks_leaders_624x351_reuters\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladimir Putin waxa uu maanta magaalada Budapest ku booqanayaa hogaamiyaha dalka Hungary.<br \/>\nBooqashadan waxay ka cadheysiineysaa dalalka midowga Yurub iyo NATO kuwaas oo ka baqaya sii liicidda heshiisyada ay Ruushka kala galayaan arrimaha Ukraine.<br \/>\nLaakiin Mr Orban, hogaamiyaha Hungary, waxa uu sheegayaa in Hungary aysan dib uga noqoneynin meesha ay gaaska ugu badan ka hesho.<br \/>\nSafarka Mr Putin ee Budapest waxa uu imanayaa iyadoo caalamku uu eegayo xabad joojinta aan cagaha adag ku taagneyn sida ay uga dhaqangasho Ukraine.<\/h2>\n<h2>Booqashadan waa calaamad muhiim ah. Waxa ay muujineysaa in Mr Putin, oo ay dalal badan iska ilaaliyaan, uu weli saaxiibo ku leeyahay dalalka midowga Yurub.<\/h2>\n<h2>Mr Orban waxa uu sheegayaa in Hungary ay tahay inay la hadasho xukuumadda Moscow, maadaama ay aad ugu tiirsan yihiin Gaaska Ruushka.<br \/>\nWaxa uu sidoo kale Mr Orban taageeray cunna qabateynta Reer Yurub e ka dhanka ah Ruushka, balse waxa ay diiradda ku hayaan saameynta xun ee dhankooda ay ku yeelan karto.<br \/>\nDhowaanahan waxa uu wargeys Jarmalka laga leeyahay u sheegay in iyadoo la taaban karo farqiga halista ah ee u dhexeeya Ruushka iyo reer galbeedka ee ku saabsan Ukraine, hadana wada shaqeyn muddo dheer ah oo Moscow iyo EU-da dhexmara ay tahay mid muhiim ah.<br \/>\nBalse Mr Orban waxa uu iskudeyayaa inuu dhexdhexaad nimo muujiyo, waxa uuna isbuucii hore booqday magaalada Kiev<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladimir Putin waxa uu maanta magaalada Budapest ku booqanayaa hogaamiyaha dalka Hungary. Booqashadan waxay ka cadheysiineysaa dalalka midowga Yurub iyo NATO kuwaas oo ka baqaya sii liicidda heshiisyada ay Ruushka kala galayaan arrimaha Ukraine. Laakiin Mr Orban, hogaamiyaha Hungary, waxa uu sheegayaa in Hungary aysan dib uga noqoneynin meesha ay gaaska ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6262,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1CU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6256"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6256\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}