{"id":62535,"date":"2021-03-11T16:50:59","date_gmt":"2021-03-11T16:50:59","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62535"},"modified":"2021-03-11T21:06:23","modified_gmt":"2021-03-11T21:06:23","slug":"xaflad-balaadhan-oo-lagu-maamusayay-dheemintii-nabigeena-oo-hargeysa-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/11\/xaflad-balaadhan-oo-lagu-maamusayay-dheemintii-nabigeena-oo-hargeysa-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"Xaflad Balaadhan oo lagu Maamusayay Dheelmintii Nabigeena oo Hargeysa lagu Qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Xus balaadhan ayaa maanta loo Sameeyay maalinta Micraajka Rasuulka(Scw) oo ahayd Maalintii Nabi Maxamed loo Dheelmiyey Samada sarre halkaas oo uu nabigu kula kulmay ILLAAHEY, kadibna Nabiga lagu soo amary in umaddiisa islaamka ah ay waajib ku tahay inay tukadaan salaadaha shanta wakhti.<\/p>\n<p>Xuskan oo ay ka soo qayb galeen Culimaa\u2019udiinka ugu waweyn dalka, dhallinyaro, ku soo labisatay Shulugyo cad-cad iyo cumaamad \u00a0ay jeeni-qarteen ayaa qaarkood waxaa ay \u00a0ku luuqaynayay qasaa\u2019id aad u macaan oo soo jiitay dhammaan dadkii ka soo qayb galay Xuskan.<\/p>\n<p>Micraajka Nabiga oo lagu qabtay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa ugu horeyna waxa hadal aad u dheer oo ah Siiradii Rasuulka (Scw) sheikh Yuusuf Cabdi Xoore.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa iyaguna qudbado kala duwan halkaasi ka jeediyay culimadii ka soo qayb gashay xuska Micraajka Nabigeena Subaan (SCW).<\/p>\n<p>Dhanka kale guddoomiye ku xigeenka golaha wakiillada mudane Axmed Yaasin Sheekh Cali Ayaanle, isaga oo \u00a0ka waramay faa\u2019iidada ay leedahay in ummada Islaamku ay barato maalinta Micraajka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xus balaadhan ayaa maanta loo Sameeyay maalinta Micraajka Rasuulka(Scw) oo ahayd Maalintii Nabi Maxamed loo Dheelmiyey Samada sarre halkaas oo uu nabigu kula kulmay ILLAAHEY, kadibna Nabiga lagu soo amary in umaddiisa islaamka ah ay waajib ku tahay inay tukadaan salaadaha shanta wakhti. Xuskan oo ay ka soo qayb galeen Culimaa\u2019udiinka ugu waweyn dalka, dhallinyaro, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62537,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-62535","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/sddefault-26.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ggD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62535","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62535"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62542,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62535\/revisions\/62542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}