{"id":62496,"date":"2021-03-09T22:24:16","date_gmt":"2021-03-09T22:24:16","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62496"},"modified":"2021-03-09T22:24:35","modified_gmt":"2021-03-09T22:24:35","slug":"guddiga-doorashooyinka-oo-kala-diray-hawl-wadeennada-iyo-gaadiidka-ka-qayb-qaadanaya-kaadh-bixinta-gobollada-bariga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/09\/guddiga-doorashooyinka-oo-kala-diray-hawl-wadeennada-iyo-gaadiidka-ka-qayb-qaadanaya-kaadh-bixinta-gobollada-bariga\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka oo kala Diray Hawl-wadeennada iyo Gaadiidka ka qayb-qaadanaya Kaadh-bixinta Gobollada Bariga"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa Maanta Kala Diray Hawl-wadeennada iyo Gaadiidka Ka Shaqaynaya Wacyigelinta Qaadashada Kaadhka Codbixinta ee Gobollada Sanaag, Saaxil iyo Sool.<\/p>\n<p>Hawsha Bixinta kaadhadhka codbixiyeyaasha ayaa loo muddeeyey inay maalinta Khamiista\u00a0 oo ku beegan 11-ka March ka bilaabanto saddexda gobol ee Sanaag, Sool iyo Saaxil halka gobollada Maroodijeex, Togdheer iyo Awdal ka bilaabmi doonto marka la soo gebo-gabeeyo hawsha qaybinta Kaadhadhka saddexda gobol ee hore.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa Maanta Kala Diray Hawl-wadeennada iyo Gaadiidka Ka Shaqaynaya Wacyigelinta Qaadashada Kaadhka Codbixinta ee Gobollada Sanaag, Saaxil iyo Sool. Hawsha Bixinta kaadhadhka codbixiyeyaasha ayaa loo muddeeyey inay maalinta Khamiista\u00a0 oo ku beegan 11-ka March ka bilaabanto saddexda gobol ee Sanaag, Sool iyo Saaxil halka gobollada Maroodijeex, Togdheer iyo Awdal ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62498,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-62496","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/maxresdefault-12.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gg0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62496"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62499,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62496\/revisions\/62499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}