{"id":62469,"date":"2021-03-09T07:30:16","date_gmt":"2021-03-09T07:30:16","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62469"},"modified":"2021-03-09T07:30:16","modified_gmt":"2021-03-09T07:30:16","slug":"madaxweynaha-dalka-jabuuti-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-xasaradii-soomaaliya-kaga-timid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/09\/madaxweynaha-dalka-jabuuti-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-xasaradii-soomaaliya-kaga-timid\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Xasaradii Soomaaliya Kaga Timid"},"content":{"rendered":"<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-983qgs-Paragraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo BBC-da wareysi siiyay ayaa markii ugu horreysay tan iyo xilligaas ka hadlay xasaradda labada wadan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-983qgs-Paragraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Geelle ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay in la hagaajiyo xiriirka Muqdisho iyo Nairobi<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-983qgs-Paragraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">&#8220;Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya way ku khasban yihiin in ay wadashaqeeyaan, in ay xiriir fiican yeeshaan, in ay is isxtiraamaan, dadku ay wax wada qabsadaan,&#8221; ayuu yidhi isagoo si adag u hadlayay.<\/p>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-983qgs-Paragraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Waxa uu intaas ku daray in labada waddan ay daris yihiin, islamarkaana aysan sina u kala maarmin.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-983qgs-Paragraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">&#8220;Labada dal dadkoodu waligoodba way wada noolaayeen, wayna wada noolaan doonaan. Waxaan nahay dad wax wada qabsada, wada dhashay, khilaafna wuu yimaadaa wuuna baxaa, laakiin dadku ma guurayaan, dalkuna ma guurayo,&#8221; ayuu sii raaciyay hadalkiisa.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-983qgs-Paragraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Madaxweynaha Jabuuti ayaa sharraxay sababtii uu dowladda Soomaaliya ugu jawaabi waayay markii ay ka caroortay sida ay Jabuuti u wajahday khilaafka Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-983qgs-Paragraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">&#8220;Tan ugu horreysa, Soomaaliya iyo Jabuuti cid kala kaxeyn karta ma jirto, tan labaadna howshan waxay ku timid dalab uu madaxweynaha Soomaaliya ku soo bandhigay shir madaxeedkii IGAD, oo nala yiri &#8216;idinkaa ugu dhowe bal soo eega&#8217;, waan iska diidi karnay oo waan odhan karnay cid kale u dirsada, laakiin kalgacal baan u oggolaanay,&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Arabsiyonews.com<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Hargaysa Office<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo BBC-da wareysi siiyay ayaa markii ugu horreysay tan iyo xilligaas ka hadlay xasaradda labada wadan. Geelle ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay in la hagaajiyo xiriirka Muqdisho iyo Nairobi &#8220;Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya way ku khasban yihiin in ay wadashaqeeyaan, in ay xiriir fiican yeeshaan, in ay is [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62470,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62469","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/117493190_8b32ec5f-12ef-4bd4-a9f5-918fbc8f75bf.jpg?fit=800%2C450&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gfz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62469"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62472,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62469\/revisions\/62472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62470"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}