{"id":62456,"date":"2021-03-08T18:20:23","date_gmt":"2021-03-08T18:20:23","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62456"},"modified":"2021-03-08T18:20:23","modified_gmt":"2021-03-08T18:20:23","slug":"komishanka-doorashooyinka-qaranka-jsl-oo-daahfuray-qaadashada-kaadhka-codbixiyeyaasha-gobollada-saaxil-sool-iyo-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/08\/komishanka-doorashooyinka-qaranka-jsl-oo-daahfuray-qaadashada-kaadhka-codbixiyeyaasha-gobollada-saaxil-sool-iyo-sanaag\/","title":{"rendered":"Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL oo daahfuray Qaadashada Kaadhka Codbixiyeyaasha gobollada Saaxil, Sool iyo Sanaag"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay qaadashada Kaadhadhka Codbixinta muwaadiniinta ku kala dhaqan gobollada Saaxil, Sanaag iyo Sool oo maalinta Khamiista ee toddobaadkan ka bilaabmi doonta degmooyinka gobolladaas.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/SLNEC\">Guddiga Doorashooyinka Qaranku<\/a>\u00a0waxa ay Isniinta maanta munaasibado tallan-taali ah oo lagu shaacinayey bilowga kaadh-qaadashada ku qabteen magaalooyinka Berbera, Ceerigaabo iyo Laascaanood, waxaana goob-joog ka ahaa xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka, hawl-wadeennada komsihanka, masuuliyiinta heer gobol iyo degmo, saraakiisha hay\u2019adaha ammaanka iyo Qaybaha bulshada ee saddexda gobol.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/komishan.jpg?ssl=1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-86010 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/komishan.jpg?resize=696%2C370&amp;ssl=1\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/komishan.jpg?w=720&amp;ssl=1 720w, https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/komishan.jpg?resize=400%2C213&amp;ssl=1 400w, https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/komishan.jpg?resize=620%2C330&amp;ssl=1 620w, https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/komishan.jpg?resize=696%2C370&amp;ssl=1 696w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"370\" data-recalc-dims=\"1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><\/a>Hawsha kaadh-qaadashada ayaa la filayaa inay saddexda gobol ee Sanaag, Saaxil iyo Sool ka bilaabmato 11-ka bisha March oo ku beegan maalinta Khamiista ee toddobaadkan, waxaana la siin doonaa muwaadiniintii aan hore isu-diiwaangelin ama kaadhadhku ka lumeen ee guddiga Doorashooyinka fursadda u siiyeen Diiwaangelinta oo dalka ka qabsoontay intii u dhaxaysay bishii November 2020-kii ilaa bishii January 2021-ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Hawsha Bixinta Kaadhadhka codbixinta muwaadiniintii hore isu diiwaangeliyey,\u00a0<a href=\"https:\/\/somalilandpost.net\/guddiga-doorashooyinka-somaliland-oo-shaaciyey-xilliga-la-bilaabayo-bixinta-kaadhadhka-codbixinta\/\">ayaa bilaabmi doonta gobollada Togdheer, Maroodijeex iyo Awdal kaddib marka la soo gebo-gabeeyo<\/a>\u00a0hawsha Kaadh-bixinta saddexda\u00a0 gobol ee Sanaag, Saaxil iyo Sool.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Guddiga Doorashooyinku waxa ay maanta s<a href=\"https:\/\/somalilandpost.net\/guddiga-doorashooyinka-oo-shaaciyey-natiijada-hordhaca-ah-ee-diiwaangelinta-codbixiyayasha-somaliland\/\">haaciyeen natiijada hordhaca ah ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland<\/a>, iyagoo soo bandhigay tirada guud ee dadka la diiwaangeliyey, tirada ansaxday iyo tirada dadka laba jeer is-diiwaangeliyey.<\/p>\n<p><strong>KDQ Ceerigaabo\u00a0<\/strong><\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-allowfullscreen=\"true\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/SLNEC\/videos\/431780858100682\" style=\"background-color: #fff; display: inline-block;\"><\/div>\n<p><strong>Berbera .KDQ<\/strong><\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-allowfullscreen=\"true\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/SLNEC\/videos\/266320028280817\" style=\"background-color: #fff; display: inline-block;\"><\/div>\n<p><a class=\"oajrlxb2 g5ia77u1 qu0x051f esr5mh6w e9989ue4 r7d6kgcz rq0escxv nhd2j8a9 nc684nl6 p7hjln8o kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x jb3vyjys rz4wbd8a qt6c0cv9 a8nywdso i1ao9s8h esuyzwwr f1sip0of lzcic4wl q66pz984 gpro0wi8 b1v8xokw\" tabindex=\"0\" role=\"link\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/kdq?__eep__=6&amp;__cft__[0]=AZX3DM06ZSrEBc90U9QewH-zzw1rpeQL7442WEuB1WV0EKhyNOt1DogTxnAWDxaAz20-D2NjKWWMXfEnHVsGn5eOJTAQ1uT_mke7nkLh_sH_Rg9Hzzo6c-Cbgs_aoc-WPrkpr2LKakKjkall4Uh-Ae6vdV-UlJS7RNebc0zlQtOO-w&amp;__tn__=*NK-R\">#KDQ<\/a> Oo ku dhawaaqay Natiijadda Hordhaca ah ee Diiwaangelinta Codbixiyayasha JSL.<\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-allowfullscreen=\"true\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/SLNEC\/videos\/918036729021510\" style=\"background-color: #fff; display: inline-block;\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay qaadashada Kaadhadhka Codbixinta muwaadiniinta ku kala dhaqan gobollada Saaxil, Sanaag iyo Sool oo maalinta Khamiista ee toddobaadkan ka bilaabmi doonta degmooyinka gobolladaas. Guddiga Doorashooyinka Qaranku\u00a0waxa ay Isniinta maanta munaasibado tallan-taali ah oo lagu shaacinayey bilowga kaadh-qaadashada ku qabteen magaalooyinka Berbera, Ceerigaabo iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62234,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62456","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Snapshot_705.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gfm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62456","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62456"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62456\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62722,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62456\/revisions\/62722"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62456"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62456"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62456"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}