{"id":6237,"date":"2015-02-17T10:34:10","date_gmt":"2015-02-17T10:34:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6237"},"modified":"2015-02-17T10:34:10","modified_gmt":"2015-02-17T10:34:10","slug":"hayad-lacag-ay-somaliland-ku-leedahay-maraykanka-uga-dacwoonaysa-iyo-jawaabta-xukumadda-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/17\/hayad-lacag-ay-somaliland-ku-leedahay-maraykanka-uga-dacwoonaysa-iyo-jawaabta-xukumadda-somaliland\/","title":{"rendered":"Hay\u2019ad Lacag Ay Somaliland Ku Leedahay Maraykanka Uga Dacwoonaysa iyo Jawaabta Xukumadda Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/63000a7a3cd73403b30ac9c00932feef_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6238\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/63000a7a3cd73403b30ac9c00932feef_L-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"63000a7a3cd73403b30ac9c00932feef_L\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeysa(AN)Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa horraantii sanadkii 2014-ka heshiis la saxeexatay Hay\u2019ad lagu magacaabo Mercury Public Affairs, oo fadhigeedu yahay Maraykanka. Heshiiska ayaa ku saabsanaa sidii Hay\u2019addan oo talooyin ka bixisa Hanaanka Diblomaasiyadda iyo isku soo dhawaynta xidhiidhada dalalku ay Somaliland uga caawin lahayd Xidhiidhkeeda Maraykanka iyo ku qancinta Xukumadda Maraykan Qaddiyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Haseyeesheee, Warbaahinta Maraykanka ayaa baahisay in Hay\u2019adda Mercury Public Affairs, Qoraal Cabasho ah gaadhsiisay bishii todobaad ee sanadka tagay Wasaaradda Caddaaladda Maraykanka kuna sheegtay in Somaliland siin weyday lacag dhan Todoba iyo labaatan kun, Todoba boqol iyo toba iyo lixdan Doolar($27,767.65).Lacagtan shirkaddu sheegtay inay Somaliland kuleedahay ayaa ah Khidmadda hawlihii ay Somaliland u qabteen 6-dii Bilood ee u horreeyay sanadkii tagay ee 2014-ka.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Lacagtaasi iyo heshiiska Mercury jiro balse aanay ilaa hadda ka hayn wax hawl ah oo ay Somaliland u qabteen \u201cWay jirtaa Lacagta ay sheeganayaan Mercury, balse ma jiraan hawlo ay noo qabteen.waxaanu wali ka sugaynaa caddaymo dheeraad ah\u201d ayuu yidhi Wasiirka oo wargayska Himilo la hadlayay.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu sheegay inay dhamaynayaan hawlaha u dhexeeya Hay\u2019adda Mercury \u201cHeshiis ayaa noo dhexeeya Mercury, xidhiidh fiicana waanu leenahay, waanu dhamaan doonaa arrinkani\u201d ayuu yidhi Wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirku ma sheegin wax hawl ah oo ka fulay ololaha Shirkaddan u fudaynaysay Xidhiidhka Maraykan ay la yeelanayso Somaliland, sidoo kalena ma caddayn waxa curyaamiyay heshiiska labada dhinac balse Hay\u2019addan ayaa wadamo badan ka taageerta dhinaca diblamaasiyadda iyo xidhiidhka dalalka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa horraantii sanadkii 2014-ka heshiis la saxeexatay Hay\u2019ad lagu magacaabo Mercury Public Affairs, oo fadhigeedu yahay Maraykanka. Heshiiska ayaa ku saabsanaa sidii Hay\u2019addan oo talooyin ka bixisa Hanaanka Diblomaasiyadda iyo isku soo dhawaynta xidhiidhada dalalku ay Somaliland uga caawin lahayd Xidhiidhkeeda Maraykanka iyo ku qancinta Xukumadda Maraykan Qaddiyadda Somaliland. Haseyeesheee, Warbaahinta Maraykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6238,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6237","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1CB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6237","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6237"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6237\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}