{"id":62309,"date":"2021-03-04T13:47:21","date_gmt":"2021-03-04T13:47:21","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62309"},"modified":"2021-03-04T13:47:21","modified_gmt":"2021-03-04T13:47:21","slug":"dalka-maraykanka-oo-somaliland-ku-amaanay-dimuqraadiyada-iyo-hanaanka-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/04\/dalka-maraykanka-oo-somaliland-ku-amaanay-dimuqraadiyada-iyo-hanaanka-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Dalka Maraykanka Oo Somaliland Ku Amaanay Dimuqraadiyada Iyo Hanaanka Doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Washiton (AN):-Xildhibaan ka tirsan Guddida Xidhiidhka caalamiga ah ee Golaha Wakiillada Maraykanka, Mr. Chris H. Smith, ayaa si weyn u ammaanay dimuqraadiyadda iyo Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Goleyaasha Deegaanka ee ay Jamhuuriyadda Somaliland galayso 31-ka Bisha May ee sannadkan 2021ka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Sida ay baahisay Wakaaladda Wararka ee SOLNA, Xildhibaan Chris H. Smith, ayaa ku tilmaamay Jamhuuriyadda Somaliland xaqiiqo ka soo baxday mandaqada Geeska Afrika.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Chris H. Smith wuxuu sheegay inay Somaliland ka qabsoomayaan 31ka May ee sannadkan doorashooyinka Baarlamaanka iyo Goleyaasha Deegaanka, iyadoo lagu galayo nidaamka diiwaangelinta codbixiyeyaasha daahfuran islamarkaana loo dhan yahay, diwaangwelintaasi oo dalka ka qabsoontay muddadii u dhexaysay 2020 illaa January 2021.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxaanu tilmaamay Xukuumadda Somaliland ay dhaqaale badan ku bixisay diiwaangelinta codbixiyeyaasha, waxaan xusay dalalka Midowga Yurub, Denmark, Finland, Netherland. France, Germany, UK iyo Maraykanka ay soo dhaweeyeen diiwaangelinta iyo hawlaha u diyaargarowga Doorashooyinka Somaliland.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxa kaloo uu intaas ku daray in Midowga Yurub, Denmark,Sweden, Norway iyo Taiwan ay xaqiijiyeen inay goobjoogeyaal u dirayaan doorashooyinka ka qabsoomaya Jamhuuriyadda Somaliland.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Xildhibaan Chris H. Smith waxa uu ku dooday inay Jamhuuriyadda Somaliland ay soo celinayso Dimuqraadiyadeedii iyo doorashooyinkii ku salaysnaa hal qof iyo hal cod,waxaanu dawladda Maraykanka u soo jeediyey inay wax la qabato oo dhiirigeliso dimuqraadiyadda ka tisqaaday Jamhuuriyadda Somaliland<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washiton (AN):-Xildhibaan ka tirsan Guddida Xidhiidhka caalamiga ah ee Golaha Wakiillada Maraykanka, Mr. Chris H. Smith, ayaa si weyn u ammaanay dimuqraadiyadda iyo Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Goleyaasha Deegaanka ee ay Jamhuuriyadda Somaliland galayso 31-ka Bisha May ee sannadkan 2021ka. Sida ay baahisay Wakaaladda Wararka ee SOLNA, Xildhibaan Chris H. Smith, ayaa ku tilmaamay Jamhuuriyadda Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62310,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-62309","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/157138106_162491339036420_3026643097498078866_n.jpg?fit=812%2C640&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gcZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62309"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62311,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62309\/revisions\/62311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}