{"id":62289,"date":"2021-03-03T20:18:51","date_gmt":"2021-03-03T20:18:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62289"},"modified":"2021-03-03T20:19:36","modified_gmt":"2021-03-03T20:19:36","slug":"beesha-guddoomiye-cirro-murrashaxoodii-way-uga-dhaarteen-inuu-ucid-iska-sharaxowax-garxajis-la-yidhaa-ma-jiraan-faysal-cali-waraabe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/03\/beesha-guddoomiye-cirro-murrashaxoodii-way-uga-dhaarteen-inuu-ucid-iska-sharaxowax-garxajis-la-yidhaa-ma-jiraan-faysal-cali-waraabe\/","title":{"rendered":"&#8220;Wax Garxajis la yidhaa Ma Jiraan&#8221; Faysal Cali Waraabe"},"content":{"rendered":"<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<h5 dir=\"auto\"><strong><em>&#8220;Beesha Guddoomiye Cirro Murrashaxoodii Way Uga Dhaarteen Inuu UCID iska Sharaxo, Abtiyaashayna Sagaal Ayey Ii Keeneen, Wax Garxajis la yidhaa Ma Jiraan&#8221; Faysal Cali Waraabe<\/em><\/strong><\/h5>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Beesha Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ay murrashaxoodii uga dhaaratay in ay iska sharaxaan Xisbiga UCID.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Guddoomiye Faysal oo ka hadlayey xaflad lagu soo dhawaynayey Murrashaxiin Xisbigaasi ka tartamaya, ayaa yidhi &#8220;Beesha C\/raxman-cirro Murashaxiintoodii way uga dhaarteen UCID, Abtiyaashayna Sagaal Murashax Ayay I Keeneen, Marka waxaan idin sheegaya wax Garxajis la yiidhaa oo shaqaynaya ma Jiro, xisbiga Qaran ee la wada leeyahay waa UCID.&#8221;<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&#8220;Beesha Guddoomiye Cirro Murrashaxoodii Way Uga Dhaarteen Inuu UCID iska Sharaxo, Abtiyaashayna Sagaal Ayey Ii Keeneen, Wax Garxajis la yidhaa Ma Jiraan&#8221; Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Beesha Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ay murrashaxoodii uga dhaaratay in ay iska sharaxaan Xisbiga UCID. Guddoomiye Faysal oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62290,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62289","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/156653609_161903419095212_3772009818795557429_n.jpg?fit=750%2C500&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gcF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62289"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62293,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62289\/revisions\/62293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62290"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}