{"id":62228,"date":"2021-03-02T16:01:04","date_gmt":"2021-03-02T16:01:04","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62228"},"modified":"2021-03-02T16:01:04","modified_gmt":"2021-03-02T16:01:04","slug":"dawlada-mareykanka-oo-ku-baaqay-in-la-kala-diro-ciidamo-gaar-ah-eo-maxamed-bin-salman","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/02\/dawlada-mareykanka-oo-ku-baaqay-in-la-kala-diro-ciidamo-gaar-ah-eo-maxamed-bin-salman\/","title":{"rendered":"Dawlada Mareykanka Oo ku Baaqay in la kala Diro Ciidamo Gaar ah Eo Maxamed Bin Salman"},"content":{"rendered":"<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Mareykanka ayaa wali wada cadaadiska ay ku heyso Boqortooyada Sacuudiga gaar ahaan Amiir Maxamed Bin Salman oo dhawaan la sheegay in uu amray dilkii loo geestay Wariye Jamal Khashoggi.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">..Boqortooyada Sacuudiga waxaa ka howlgala ciidamo si gaar ah u tababaran oo la sheegay in ay ka amar qaataan Dhaxal Sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salman, ciidamadan ayaana fuliya howlgalo isugu jira khaarijin iyo xarig.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">..Dowlada Mareykanka ayaa ugu baaqday in meesha laga saaro lana kala diro ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee ka amar qaata Maxamed Bin Salman kuwaa oo loo heesto in qeyb weyn ku lahaayeen dilkii Wariye Jamal Khashoggi.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">..Afahayeen u hadlay wasaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegay in Mareykanka uu doonayo in Sucuudiga uu kala diro ciidamada sida gaarka ah uga amar qaata Maxamed Bin Salmaan isla markaana la joojiyo howlgallada ka dhanka ah mucaaradka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxa uu sheegay afhayeenkan in ciidamadan fuliyeen howlgalo badan oo ka dhan ah mucaaradka , waxa uuna tilmaamay in cunaqabateyn lagu soo rogay kalkaaliyaasha dhaxal sugaha iyo ciidamadiisa gaarka ah.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Baaqan kasoo yeeray dowlada Mareykanka ayaa kusoo aadaya xili Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman la shaaciyay in uu bixiyay amarkii lagu dilay Wariye Jamal Khashoggi oo mucaarad ku ahaa hab maamulkiisa.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareykanka ayaa wali wada cadaadiska ay ku heyso Boqortooyada Sacuudiga gaar ahaan Amiir Maxamed Bin Salman oo dhawaan la sheegay in uu amray dilkii loo geestay Wariye Jamal Khashoggi. ..Boqortooyada Sacuudiga waxaa ka howlgala ciidamo si gaar ah u tababaran oo la sheegay in ay ka amar qaataan Dhaxal Sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salman, ciidamadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62229,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/156476745_3647320208720176_7529470793233048528_o.jpg?fit=993%2C592&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gbG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62228","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62228"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62230,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62228\/revisions\/62230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62229"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}