{"id":62222,"date":"2021-03-02T13:18:55","date_gmt":"2021-03-02T13:18:55","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62222"},"modified":"2021-03-02T13:18:55","modified_gmt":"2021-03-02T13:18:55","slug":"taliyaha-ciidanka-qaranka-wasiirka-gaashandhiga-jsl-oo-gaadhay-jiida-hore-ee-ciidamada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/02\/taliyaha-ciidanka-qaranka-wasiirka-gaashandhiga-jsl-oo-gaadhay-jiida-hore-ee-ciidamada\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Qaranka  &#038; Wasiirka Gaashandhiga JSL Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Ciidamada"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Laascanood (AN):-Wafti uu hoogaminayo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo uu wehelinaayo Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland, Sareeye gaas Nuux Ismaacil Taani iyo hoggaamo katirsan taliska guud ee ciidanka qaranka jsl ayaa gaadhay jiida hore ee ciidanka Qaranka Somaliland ee gobolka Sool.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waftiga uu hoggaaminayo wasiirka Gashaandhiga ayaa warbixino ka dhagaystay Saraakiisha Ciidanka Qaranka ee ku sugan jiida hore lasacanood.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Intaasi ka dib waftiga ayaa bilaabay kormeerka fadhiisamada ciidanka Qaranka ee ku sugan lasacanood oo ka mid ah kormeeradii ay ugu kuur gali jireen xaalada Ciidanka Qaranka jsl.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Waftiga ayaa maalmaha soo socda ku sugnaan doona gobolada barriga Somaliland iyagoo gaadhi doona jiida ugu horeysa ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee Tukaraq iyo Jiidaha Kale ee Gobolada Barriga Somaliland.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Xafiiska warbaahinta Ciidanka Qaranka jsl<\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Laascanood Office<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascanood (AN):-Wafti uu hoogaminayo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo uu wehelinaayo Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland, Sareeye gaas Nuux Ismaacil Taani iyo hoggaamo katirsan taliska guud ee ciidanka qaranka jsl ayaa gaadhay jiida hore ee ciidanka Qaranka Somaliland ee gobolka Sool. Waftiga uu hoggaaminayo wasiirka Gashaandhiga ayaa warbixino ka dhagaystay Saraakiisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62223,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62222","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/155806702_775432323403064_6440197947499131355_n.jpg?fit=600%2C338&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gbA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62222","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62222"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62224,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62222\/revisions\/62224"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}