{"id":62199,"date":"2021-03-01T23:53:38","date_gmt":"2021-03-01T23:53:38","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62199"},"modified":"2021-03-01T23:53:38","modified_gmt":"2021-03-01T23:53:38","slug":"dawlada-mareykanka-oo-itoobiya-ugu-baaqday-in-ciidamada-eritrea-iyo-amxaarada-laga-saaro-gobolka-tigrey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/01\/dawlada-mareykanka-oo-itoobiya-ugu-baaqday-in-ciidamada-eritrea-iyo-amxaarada-laga-saaro-gobolka-tigrey\/","title":{"rendered":"Dawlada Mareykanka Oo Itoobiya Ugu Baaqday In Ciidamada Eritrea iyo Amxaarada Laga Saaro Gobolka Tigrey."},"content":{"rendered":"<div dir=\"auto\">Xukumada Mareykanka ayaa si adag uga hadashay tacadiyo la sheegay in ciidamada federaalka Itoobiya, kuwa kasoo jeeda Eritrea iyo ciidamo kale ka wadaan gobolka colaada ka aloosan tahay ee Tigrey.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Xoghayaha arimaha dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken , ayaa qoraal uu soo saaray ku cambaareeyay tacadiyada ka socda gobolka Tigrey, waxa uuna ugu baaqay dowlada Itoobiya in ay qaado talaabooyin lagu soo afjarayo colaada.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\u201cWaxaan si weyn u cambaareyneynaa dilalka, barakacinta, xadgudubyada galmada iyo tacaddiya kale ee ay dhinacyada geysanayaan isla markaana ay ka warrameen dhowr hay\u2019adood,\u201d ayaa lagu sheegay war saxaafadeedka uu soo saaray Antony Blinken.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Warka uu soo saaray Xoghayaha arimaha dibedda ee Maraykanka ayaa loogu baaqay in si deg deg ah gobolka Tigrey looga saaro Ciidamada ka socda dalka Eritrea iyo ciidamada kale ee kasoo jeeda Ismaamulka Amxaarada.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\u201cIn si degdeg ah ciidamada Eritrea iyo kuwa gobolka Amxaarada looga saaro Tigray ayaa ah tallaabada koobaad ee muhiimka ah. Waa inay xigto xabbad-joojin ay dhaqangelinayaan dhammaan dhinacyada iyo in gargaarka si shuruud la\u2019aan ah loo gaarsiiyo shacabka Tigray,\u201d ayuu yiri warka kasoo baxay dowlada Maraykanka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Hay\u2019addaha Caalamka gaar ahaan kuwa xaquuqda aadanaha ayaa tabiyay in Gobolka Tigrey ka dhaceen tacadiyo badan oo loo geestay haweenka iyo sidoo kale dadka kunool magaalooyin kuyaala dalkaasi oo xasuuq iyo isir sifeyn lagula kacay.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukumada Mareykanka ayaa si adag uga hadashay tacadiyo la sheegay in ciidamada federaalka Itoobiya, kuwa kasoo jeeda Eritrea iyo ciidamo kale ka wadaan gobolka colaada ka aloosan tahay ee Tigrey. Xoghayaha arimaha dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken , ayaa qoraal uu soo saaray ku cambaareeyay tacadiyada ka socda gobolka Tigrey, waxa uuna ugu baaqay dowlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62200,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-62199","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-uncategorized"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Antony-BlinkenandAbiy.jpg?fit=418%2C215&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gbd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62199"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62201,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62199\/revisions\/62201"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}