{"id":62173,"date":"2021-03-01T14:39:07","date_gmt":"2021-03-01T14:39:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62173"},"modified":"2021-03-01T14:39:07","modified_gmt":"2021-03-01T14:39:07","slug":"muqdisho-wasiirka-caafimaadka-oo-ku-baaqday-in-mar-kale-soomaaliya-xayiraad-lagu-soo-rogo-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/03\/01\/muqdisho-wasiirka-caafimaadka-oo-ku-baaqday-in-mar-kale-soomaaliya-xayiraad-lagu-soo-rogo-covid-19\/","title":{"rendered":"Muqdisho : Wasiirka Caafimaadka Oo Ku Baaqday in mar kale Soomaaliya  xayiraad lagu soo rogo Covid-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN):-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur oo war qoraal ah soo saartay ayaa ka hadashay xaaladda adag e uu dalka ku jiro, gaar ahaan soo labo-kacleynta cudurka saf-marka ah ee Coronavirus.<\/p>\n<p>Wasiir Fowsiya ayaa shaaca ka qaaday in haatan cudura uu kusii faafayo dalka oo dhan, islamarkaana loo baahan in la qaado tallaabooyin deg-deg ah oo lagu xakameynayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay soo jeedisay in xiyaaraad lagu soo rogo dalka oo dhan, si loo xakameeyo fidista cudurkan oo fara ba\u2019an ku hayo Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cMarkale waxa aan so jeedinay in xayiraadihi lasoo rogo si looga hortago faafidda heerkeedu si kordhayo ee hadda aan arkayno,\u201d ayey tiri wasiirka caafimaadka.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-4\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-observe=\"true\" data-id=\"vi_3333420_496\">\n<div id=\"vi_3333420_496\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-google-query-id=\"CIS8_Iynj-8CFW-HUQodgZAMtQ\">\n<div id=\"google_ads_iframe_\/21766281334\/333_Caasimada.net\/333_Caasimada.net_14_0__container__\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Fowsiya Abiikar Nuur oo hadalkeeda sii wadata ayaa sheegtay in sanadkii hore xakameynta cudurka ay kaalin mugleh ka qaadatay xayiraadii lasoo rogay.<\/p>\n<p>\u201cXakamaynta faafidda cudurka COVID19 ee sanadki tagay waxa qayb wayn ka qaatay xayiraado laguso rogay guud ahaan wadanka,\u201d ayey sii raacisay wasiir Fowsiya.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka ah ayaa haatan ka fakireysa go\u2019aankan, sida ay horey u shaacinay Shabakadda Caasimada Online.<\/p>\n<p>Si kastaba Soomaaliya ayaa haatan wajaheyso xaalado adag oo is-biirsaday, gaar ahaan Covid-19 iyo muranka weli ka taagan doorashooyinka dalka ee 2021-ka.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Muqdisho Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN):-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur oo war qoraal ah soo saartay ayaa ka hadashay xaaladda adag e uu dalka ku jiro, gaar ahaan soo labo-kacleynta cudurka saf-marka ah ee Coronavirus. Wasiir Fowsiya ayaa shaaca ka qaaday in haatan cudura uu kusii faafayo dalka oo dhan, islamarkaana loo baahan in la qaado tallaabooyin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62174,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62173","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/fowsiya-.jpg?fit=1180%2C787&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gaN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62173","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62173"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62175,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62173\/revisions\/62175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}