{"id":62118,"date":"2021-02-20T19:40:02","date_gmt":"2021-02-20T19:40:02","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62118"},"modified":"2021-02-20T19:40:02","modified_gmt":"2021-02-20T19:40:02","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-lacagta-murrashaxnimada-ka-dhaafay-tartamayaasha-haweenka-iyo-beelaha-laga-tirada-badan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/02\/20\/xisbiga-kulmiye-oo-lacagta-murrashaxnimada-ka-dhaafay-tartamayaasha-haweenka-iyo-beelaha-laga-tirada-badan-yahay\/","title":{"rendered":"Xisbiga KULMIYE oo Lacagta Murrashaxnimada ka Dhaafay Tartamayaasha Haweenka iyo Beelaha laga Tirada Badan Yahay"},"content":{"rendered":"<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargeysa \u2013 20\/02\/2021( Xisbiga KULMIYE ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka dhaafay lacagta murrashaxnimo tartamayaasha ka socda haweenka dalka iyo beelaha la hayb-sooco.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa wareegto uu soo saaray maanta ku shaaciyey in gebi ahaanba xisbigu joojiyey inuu wax lacag ah ka qaado murrashaxiinta matalaya haweenka iyo beelaha laga tirada badan yahay ee iska soo sharraxaya KULMIYE, si uu xisbigu u dhiirrigeliyo tartamayaasha labadaa qaybood ee ka tirsan bulshada.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wareegtadan oo lagu socodsiiyey dhammaan Guddoomiyayaasha Gobollada dalka ee xisbiga KULMIYE, waxa uu Guddoomiye-ku-xigeenku ku sheegay in aan wax lacag ah laga qaadi doonin murrashaxaxiinta labadan qaybood ee doonaya inay u tartamayaan xildhibaannimada Golaha Wakiillada iyo Deegaannada dalka.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wareegtaas oo faahfaahinsanina waxay u dhignayd sidan hoose<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa \u2013 20\/02\/2021( Xisbiga KULMIYE ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka dhaafay lacagta murrashaxnimo tartamayaasha ka socda haweenka dalka iyo beelaha la hayb-sooco. Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa wareegto uu soo saaray maanta ku shaaciyey in gebi ahaanba xisbigu joojiyey inuu wax lacag ah ka qaado murrashaxiinta matalaya haweenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62119,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62118","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152721279_1881815118661780_1644077442156715980_o.jpg?fit=513%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-g9U","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62118"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62120,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62118\/revisions\/62120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}