{"id":62017,"date":"2021-02-17T15:29:00","date_gmt":"2021-02-17T15:29:00","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62017"},"modified":"2021-02-17T15:29:00","modified_gmt":"2021-02-17T15:29:00","slug":"guddiga-doorashooyinka-itoobiya-oo-ka-hadlay-arrimo-ku-saabsan-onlf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/02\/17\/guddiga-doorashooyinka-itoobiya-oo-ka-hadlay-arrimo-ku-saabsan-onlf\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka Itoobiya oo ka hadlay arrimo ku saabsan ONLF"},"content":{"rendered":"<p>War saxaafadeed ay soo saareen Gudida Doorashooyinka dalka Itoobiya ayay kaga hadleen xaaladda uu ku sugan yahay Ururka ONLF.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa sheegay inay hawada u laaleen warbixin kasoo gaartay garabka uu hoggaamiyo Riyaale Xaamud Guddoomiye ku xigeenkii hore ee ONLF, oo lagu sheegay in xilkii guddoomiyenimo laga qaaday Guddoomiyaha ONLF, C\/raxmaan Sheekh Mahdi Maaday, isla markaana si kumeel gaar ah xilkaas usii hayo Riyaale Xaamud.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddiga Doorashooyinka Itoobiya ayaa laalay go&#8217;aankii hadda ka hor ay gaareen dhinaca kale ee uu hoggaamiyo Guddoomiye C\/raxmaan Sheekh Mahdi, kaas oo lagu sheegay in xubno ururka kamid ahaa qaarna ururkii laga saaray, kuwa kalena shaqo fadhiisin lagu sameeyay muddo 6 bilood ah.<\/p>\n<p>Haddaba Guddiga Doorashooyinka Itoobiya oo dhinacyo badan ka eegay go&#8217;aanada ay soo kala saareen labada dhinac ayaa ku tilmaamay kuwo aan loo marin wadadii sharciga, isla markaana ku sheegay go&#8217;aanadaas kuwo aan aqbaalaad lahayn.<\/p>\n<p>Ururka ONLF ayaa muddooyinkii u dambeeyay wajahayay dhibaatooyin ka dhex jiray gudaha ururka, iyadoo xilliyo kala duwan marna xubno laga tallaabo qaadayay, isla xubnahaasina sheegayeen inay iyaguna ka qaadeen xilkii Guddoomiye C\/raxmaan Sheekh Mahdi Maadey.<\/p>\n<p>Balse go&#8217;aanka ay kasoo saareen arrinta ONLF Guddiga Doorashooyinka Itoobiya ayaa u muuqda mid dib loogu celinayo xallinta khilaafka ka dhex jiray gudaha ONLF.<\/p>\n<p>Ma jirto wali wax war ah oo kasoo baxay ONLF, oo ku saabsan go&#8217;aankii shalay kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka Itoobiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War saxaafadeed ay soo saareen Gudida Doorashooyinka dalka Itoobiya ayay kaga hadleen xaaladda uu ku sugan yahay Ururka ONLF. Guddiga ayaa sheegay inay hawada u laaleen warbixin kasoo gaartay garabka uu hoggaamiyo Riyaale Xaamud Guddoomiye ku xigeenkii hore ee ONLF, oo lagu sheegay in xilkii guddoomiyenimo laga qaaday Guddoomiyaha ONLF, C\/raxmaan Sheekh Mahdi Maaday, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62018,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62017","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021217637491218547044287.jpg?fit=660%2C321&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-g8h","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62017"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62019,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62017\/revisions\/62019"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}