{"id":62014,"date":"2021-02-17T15:26:15","date_gmt":"2021-02-17T15:26:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62014"},"modified":"2021-02-17T15:26:15","modified_gmt":"2021-02-17T15:26:15","slug":"ururka-xamaas-oo-soo-saaray-xukun-adag-oo-ay-caro-ka-dhalatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/02\/17\/ururka-xamaas-oo-soo-saaray-xukun-adag-oo-ay-caro-ka-dhalatay\/","title":{"rendered":"Ururka Xamaas oo soo saaray xukun adag oo ay caro ka dhalatay"},"content":{"rendered":"<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1n0hvn8-Paragraph-StyledParagraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\"><b>Mas&#8217;uuliyiinta Xamaas ee Qaza ayaa isku raacay in dib loo eego xukun dhowaan muran dhaliyay oo haweenka ka mamnuucaya inay safraan iyadoon ogolaansho laga helin qof maxram u ah.<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1n0hvn8-Paragraph-StyledParagraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Qaadiga saxiixay amarka oo dhaqan galay ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameyn doono xukunka balse ma uusan si sax ah u sheegin isbadalada la sameyn doono.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1n0hvn8-Paragraph-StyledParagraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Go&#8217;aanka kasoo baxay maxkamadda ay maamulaan ururka Xamaas ayaa sheegay in haweenka aanan la guursan aysan safrin karin iyagoo uusan la socon qof maxram u ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1n0hvn8-Paragraph-StyledParagraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Go&#8217;aanka ayaa sidoo kale dhigay in haweenka la qabo ay safri karaan oo kaliya ah waa haddii uu la sacdo seygooda.<\/p>\n<\/div>\n<section class=\"e1j2237y8 bbc-ivhn8a-AdContainer-MpuContainer e1e90g5r0\" role=\"region\" aria-label=\"Xayeysiin 2\" aria-hidden=\"true\" data-e2e=\"advertisement\"><\/section>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1n0hvn8-Paragraph-StyledParagraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Ragga ayaa laga hor istaagi karaa inay safraan waa haddii ay waaliddiinta sida aabaha ama awoowga uu ka codsado in uusan safrin, go&#8217;aankaas oo lagu tilmaamay mid halis ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1n0hvn8-Paragraph-StyledParagraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Go,aanka ayaa caro weyn ka dhaliyay baraha bulshada, Falastiiniyiin badan ayaa ku eedeeyay Xamaas inay wadaan tallaabooyin ka dhan xuquuqda haweenka xilli Sucuudiga uu muujiyay furfurnaan dhanka xuquuqda haweenka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1n0hvn8-Paragraph-StyledParagraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dhanka kale ururka u dooda xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay go&#8217;aankan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1n0hvn8-Paragraph-StyledParagraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Afahayeen u hadlay ururka Xamas oo maamulo Qaza oo la yiraahdo Xaziim Qaasim ayaa sheegay in Israa&#8217;iil ay ku xaadgudbeyso dhammaan xeerarka halkan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1n0hvn8-Paragraph-StyledParagraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dad badan waxay ku andacoonayaan in tallaabadan ay kasoo horjeedo sharciyada aasaasiga ah ee Falastiin.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-1unnq9o-GridComponent e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1n0hvn8-Paragraph-StyledParagraph e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Horraanba, waxaa uu xayiraad saarnaa Qaza gaar ahaan in laga baxo maadama uu xiran yahay xudduudda dhinaca Masar iyo Israa&#8217;iil tan iyo markii dhulka Falastiin ay la wareegeen ururka Xamaas muddo ka badan 10 sano.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiinta Xamaas ee Qaza ayaa isku raacay in dib loo eego xukun dhowaan muran dhaliyay oo haweenka ka mamnuucaya inay safraan iyadoon ogolaansho laga helin qof maxram u ah. Qaadiga saxiixay amarka oo dhaqan galay ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameyn doono xukunka balse ma uusan si sax ah u sheegin isbadalada la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62015,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-62014","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/117005483_7bbe8b7d-aa08-461a-9b92-767901676ad3.jpg?fit=800%2C450&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-g8e","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62014","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62014"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62016,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62014\/revisions\/62016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62015"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}