{"id":62010,"date":"2021-02-17T13:26:25","date_gmt":"2021-02-17T13:26:25","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62010"},"modified":"2021-02-17T13:26:25","modified_gmt":"2021-02-17T13:26:25","slug":"koox-u-dhaqdhaqaaqda-arrimaha-africa-oo-qaramada-midoobay-ka-codsatay-in-dib-loo-dhigo-dacwada-badda-soomaaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/02\/17\/koox-u-dhaqdhaqaaqda-arrimaha-africa-oo-qaramada-midoobay-ka-codsatay-in-dib-loo-dhigo-dacwada-badda-soomaaliya-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"Koox u dhaqdhaqaaqda arrimaha Africa oo Qaramada Midoobay ka codsatay in dib loo dhigo dacwada badda Soomaaliya iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Pan-African oo ah koox u dhaqdhaqaaqda arrimaha qowmiyadaha Afrika, ayaa warqad ay u qoreen Xoghayaha Guud, ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres, waxay kaga dalbadeen in dacwadda badda ee Kenya iyo Soomaaliya dib loogu dhigo.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Guddoomiyaha kooxdan, David Matsanga ayaa sheegay in sii wadista dacwadda ee khilaafka ICJ ay sababi karto xiisado hor leh iyo isku dhacyo cusub oo ka dhaca gobolka oo horayba aan u degganayn sababo la xiriira cilaaqaadka diblomaasiyadeed ee cakiran ee labada dal.<\/p>\n<p>\u201cMudane Xoghayaha guud waxaan aaminsanahay in xukun kasta oo ka soo baxa ICJ uu dhalin doono dagaal aad u xun oo ka dhaca aag ay wali colaada Soomaaliya ka taagan tahay,\u201d ayuu Matsanga ku yiri warqadiisa uu u diray madaxa UN-ka.<\/p>\n<p>Warqadda ayaa daba socota go\u2019aan ay qaadatay maxkamadda ICJ oo ay ku diiday dalabkii Kenya ee ahaa in kiiska dib loo dhigo markii afaraad.<\/p>\n<p>Diiwaanhayaha maxkamada Philippe Gautier ayaa sabtidii ku wargaliyay Kenya iyo Soomaaliya labadaba in dacwadu ay u socon doonto sidii loogu talagay laga bilaabo 15-kii Maarso ee sannadkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Pan-African oo ah koox u dhaqdhaqaaqda arrimaha qowmiyadaha Afrika, ayaa warqad ay u qoreen Xoghayaha Guud, ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres, waxay kaga dalbadeen in dacwadda badda ee Kenya iyo Soomaaliya dib loogu dhigo. Guddoomiyaha kooxdan, David Matsanga ayaa sheegay in sii wadista dacwadda ee khilaafka ICJ ay sababi karto xiisado hor leh iyo isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62011,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-62010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021217637491432223792345.jpg?fit=660%2C367&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-g8a","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62010","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62010"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62012,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62010\/revisions\/62012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}