{"id":62006,"date":"2021-02-16T14:05:52","date_gmt":"2021-02-16T14:05:52","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=62006"},"modified":"2021-02-16T14:05:52","modified_gmt":"2021-02-16T14:05:52","slug":"in-ka-badan-lixdan-ruux-oo-ku-dhintay-dooni-la-dhacday-dalka-congo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/02\/16\/in-ka-badan-lixdan-ruux-oo-ku-dhintay-dooni-la-dhacday-dalka-congo\/","title":{"rendered":"In Ka Badan Lixdan Ruux Oo Ku Dhintay Dooni La Dhacday Dalka Congo."},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegay in dad ka badan 60 qof ay dhinteen kaddib markii doon ay saarnaayeen ay ku dhacday Wabiga Congo.<span id=\"more-58666\"><\/span><\/p>\n<p data-reactid=\".zgi83mel8u.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-602b66bba18b7802e53a2df0.0.4.0.0:$post_2\">300 oo ruux ayaa laga soo badbaadiyay shilkaas balse waxaa suuragal ah in aan wali laga warqabin xaaladda 200 oo kale.<\/p>\n<p data-reactid=\".zgi83mel8u.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-602b66bba18b7802e53a2df0.0.4.0.0:$post_3\">Dadka deegaanka ayaa sheegay in doonta ay ku dhacday dhagax iyadoo mareysa wabiga ku yaalla bariga caasimadda Kinshasa, maadaama ay safreysay xilli habeen ah oo ay mamnuuc tahay in ay doomaha socdaan.<\/p>\n<p data-reactid=\".zgi83mel8u.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-602b66bba18b7802e53a2df0.0.4.0.0:$post_4\">Wasiirka arrimaha bani\u2019aadannimada ee Congo, Steve Mbikayi, ayaa dalbaday in la maxkamadeeyo dadka mas\u2019uulka ka ah shilkaas.<\/p>\n<p data-reactid=\".zgi83mel8u.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-602b66bba18b7802e53a2df0.0.4.0.0:$post_5\">Bartiisa Twitter-ka ayuu kusoo qoray: \u201cDoon buux dhaaftay oo habeennimo safrineysay 700 oo rakaab ah ayaa qallibantay! 60 meyd ayaa durba la helay halka 300 ay badbaadeen! Waan u tacsiyeyneynaa qoysaska ay dadka ka dhinteenwaxaana dalbaneynaa in cunaqabateyn lagu soo rogo dadka arrintan mas\u2019uulka ka ah ee ku jira waaxda gaadiidka.\u201d<\/p>\n<p data-reactid=\".zgi83mel8u.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-602b66bba18b7802e53a2df0.0.4.0.0:$post_6\">Waddooyinka dalka Congo ayaa aad u yar inta badan dadkana waxay ku socdaalaan wabiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegay in dad ka badan 60 qof ay dhinteen kaddib markii doon ay saarnaayeen ay ku dhacday Wabiga Congo. 300 oo ruux ayaa laga soo badbaadiyay shilkaas balse waxaa suuragal ah in aan wali laga warqabin xaaladda 200 oo kale. Dadka deegaanka ayaa sheegay in doonta ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62007,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-62006","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/40936574-9ad4-46fd-882a-2b98c507dae4.jpg?fit=624%2C413&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-g86","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=62006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62008,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/62006\/revisions\/62008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62007"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=62006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=62006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=62006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}