{"id":6193,"date":"2015-02-16T12:55:44","date_gmt":"2015-02-16T12:55:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6193"},"modified":"2015-02-16T12:55:44","modified_gmt":"2015-02-16T12:55:44","slug":"golaha-ammaanka-oo-digniin-u-diray-xuutiyiinta-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/16\/golaha-ammaanka-oo-digniin-u-diray-xuutiyiinta-yemen\/","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka Oo Digniin U Diray Xuutiyiinta Yemen"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/150215014244_sp_yemen_huties__624x351_reuters.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6195\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/150215014244_sp_yemen_huties__624x351_reuters-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"150215014244_sp_yemen_huties__624x351_reuters\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Golaha amniga ee Qaramada Midoobeey ayaa dalbanaya in Mucaaradka Shiicada Xuutiyiinta ah ee la wareegay awoodda dalka Yamani nay ka tanaasulaan maamulidooda dowladda.<br \/>\nQaraar aan la sheegin ayaa sidoo kale ku boorinaya Xuutiyiinta inay siidaayaan madaxweynaha iyo ra\u2019iisul wasaaraha ayna ka qeybgalaan waxaajoodka ay Qaramada midoobeey taageereyso.<\/h2>\n<h2>\u00a0Golaha amniga ma uusan taageerin baaqa qaar ka mid ah dalalka Carabta oo ah in la amro tallaabo militari si loo meelmariyo qaraarka, balse waxa ay ku hanjabayaan golaha amniga inay tallaabooyiin dheeraad ah qaadi doonaan haddii aan loo hogaansamin dalalbkooda.<\/h2>\n<h2>Mucaaradka Shiicada ayaa caasimadda dalka Yaman ee Sanca la wareegay bishii September, taas oo dhalisay inay sare u kacaan weerarada Al-qacidda iyo kooxaha kale ee Sunniyiinta ah.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha amniga ee Qaramada Midoobeey ayaa dalbanaya in Mucaaradka Shiicada Xuutiyiinta ah ee la wareegay awoodda dalka Yamani nay ka tanaasulaan maamulidooda dowladda. Qaraar aan la sheegin ayaa sidoo kale ku boorinaya Xuutiyiinta inay siidaayaan madaxweynaha iyo ra\u2019iisul wasaaraha ayna ka qeybgalaan waxaajoodka ay Qaramada midoobeey taageereyso. \u00a0Golaha amniga ma uusan taageerin baaqa qaar ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6195,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1BT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6193"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6193\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}