{"id":61916,"date":"2021-02-07T22:08:31","date_gmt":"2021-02-07T22:08:31","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=61916"},"modified":"2021-02-07T22:08:31","modified_gmt":"2021-02-07T22:08:31","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-dersaysa-dalabyo-uga-yimid-dawladdo-shisheeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/02\/07\/xukuumadda-somaliland-oo-dersaysa-dalabyo-uga-yimid-dawladdo-shisheeye\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland oo dersaysa dalabyo uga yimid dawladdo shisheeye"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Xukuumadda Somaliland ayaa magacawday xubno khubaro muwaadiniin ah oo kala taliyo dalab uga yimid dawladdo shisheeye oo mid waliba gaarkeeda u doonayso inay saldhigyo milateri siiso, kuwaasi oo leh dano iyo ujeedooyin kala duwan.<br \/>\nsida ay Arabsiyonews u sheegeen ilo muhiim ah oo u dhaw xukuumadda SOmaliland, dawladdo Carbeed, kuwo reer Yurub ah iyo Maraykanka ayaa u soo dirtay xukuumadda Somaliland dalab ah inay Somaliland marti geliso saldhig ay ciidamada wadamadaasi ku yeeshaan Somaliland.<\/p>\n<p>inkasta oo aanay dawladahani wada soconin oo ay dawlad waliba iskeed u socoto, waxa ay wararku sheegeen in xukuumadda madaxweynaha Biixi doonayso inay aad deristo dalabyadani, isla markaana ay qaadato dawladda ay u aragto inay danta ugu badan Somaliland ka heli doonto mustaqbalka dhaw iyo kan dheerba.<br \/>\nsida ay wararku sheegeen, madaxweynaha SOmaliland uu u magacaabay xubno khubaro ah oo kala taliya saamaynta ay arrintani ku yeelan karto Somaliland, haddii ay noqoto dhinacyada dhaqaalaha ammaanka, isgaadhsiinta iyo isku socodka gaadiidka cirka badda iyo dhulkaba.<\/p>\n<p>khubarada madaxweyne \\muuse Biixi Cabdi u magacaabay hawshani ayaa la sheegay inay isku jiraan khubaro dhinaca gaadiidka cirka, badda, dhulka , isgaadhsiinta iyo ciidamadaba ah.<\/p>\n<p>iyada oo ujeedada madaxweynuhu khubaradani ugu magacaabay ay tahay inay talo ka siiyaan madaxweynaha dalabyada ay dawladahani u soo gudbisteen SOmaliland. iyo faa&#8217;iidada iyo khasaaraha ugu jira SOmaliland.<br \/>\ninkasta oo ay wararku sheegeen in madaxweynuhu khubaradaasi magacaabay mar horeba, haddana ma jiro war rasmi ah oo ay madaxtooyadda SOmaliland wali ka soo saartay.<br \/>\nhase yeeshee, dadka aadka arrintani ula socda ayaa intaasi ku daray in khubarada uu madaxweynuhu magacaabay marka la eego waayo aragnimadooda loo baahan yahay inuu weli u baahan yahay khubaro kale oo si gaar ah ugu tacaluqa xagga ammaanka iyo saamaynta ay ciidamadaasi shisheeye ku yeelan karaan amniga guud ahaan SOmaliland iyo mandaqadaba.<\/p>\n<p>tani iyo intii uu Maraykanku ciidamadiisii joogay SOmalia la baxay waxa jiray warar sheegayay in ciidamadaasi soo degi doonaan dekeda magaalada Berbera, isla markaana uu socdo wada hadalo u dhaxeeya SOmaliland iyo Maraykanka.<br \/>\nwaxa kale oo tibaxahaasi raacay, warqad hambalyo ah oo ay xukuumadda Maraykanka ee cusub Somaliland maalintii shalay ugu hambalyeysay sida ay ula tacaasho la dagaalanka tahriibta haramacadka oo ay beryihii ugu dambaysay SOmaliland horumar balaadhan ka samaysay.<\/p>\n<p>dhinaca kale waxa isna todobaadkii hore magaalada Hargeysa yimid wefti heer sare ah oo ka socda golaha dhaqaalaha ee Afrika ee Ruushka oo uu hogaaminayo xoghayaha guud ee Golahaasi oo ah khabiir aqoon badan u leh gobolka, isla markaana hore Somaliland u soo booqday tiraba laba jeer. iyada oo uu waliba sarkaalkani yahay cilmi baadhe aad ugu dhaw madaxweynaha dalka Ruushka Putin.<\/p>\n<p>talaabooyinkani ayaa muujinaya in Ruushku haatan doonayo inuu soo celiyo saamayntiisii Geeska Afrika, isla markaana uu Somaliland ka rabo meel uu ka soo galo.<br \/>\nsidoo kale, madaxweynaha hadda la wareegay talada dalka MaRAYKANKA EE BIDEN ayaa ka mid ahaa xubno fara ku tiris ahaa oo ka tirsanaa aqalka sare ee Maraykanka oo aad uga soo horjeestay xasuuqii ay dawladdii Siyaad Barre kula kacday dadweynaha Somaliland dabayaqaadii sideetamaadkii, waxaanay wararku sheegayaan in aqoontaa dheer ee uu leeyahay taariikhda Somaliland iyo dhibaatadii ka soo gaadhay Somaliland taliskii Siyaad Barre uu waqti xaadirkani doonayo inuu wax ka bedelo siyaasadii maraykanka ee ku aadanayd SOmaliland.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<p>Arabsiyonews2020@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Xukuumadda Somaliland ayaa magacawday xubno khubaro muwaadiniin ah oo kala taliyo dalab uga yimid dawladdo shisheeye oo mid waliba gaarkeeda u doonayso inay saldhigyo milateri siiso, kuwaasi oo leh dano iyo ujeedooyin kala duwan. sida ay Arabsiyonews u sheegeen ilo muhiim ah oo u dhaw xukuumadda SOmaliland, dawladdo Carbeed, kuwo reer Yurub ah iyo Maraykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61918,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-61916","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/sddefault-10.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-g6E","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61916","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61916"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61919,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61916\/revisions\/61919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61918"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}