{"id":61688,"date":"2021-01-28T21:19:49","date_gmt":"2021-01-28T21:19:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=61688"},"modified":"2021-01-28T21:19:49","modified_gmt":"2021-01-28T21:19:49","slug":"soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-ay-ka-baxayso-igad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/01\/28\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-ay-ka-baxayso-igad\/","title":{"rendered":"Soomaaliya Oo Ku Hanjabtay In Ay Ka Baxayso IGAD"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\"><strong>Muqdisho(AN):<\/strong>-Dowladda Soomaaliya ayaa ku hanjabtay in ay gabi ahaanba isaga baxeyso ka sii mid ahaanshaha urur gobolleedka IGAD, kaddib markii wafdigii xaqiiqo raadinta ahaa ee IGAD u xil saartay muranka dhinaca xuddduda ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya soo saareen warbixin aysan la dhicin dowladda Soomaaliya.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa Arbacadii shalay sheegay in warbixinta ay soo saareen guddiga aheyd mid eex iyo cadaalad darrro ah, waxaana uu sheegay Wasiirka in Dowladda Soomaaliya ka fiirsaneyso ka sii mid ahaanshaha IGAD.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Dowladda Soomaaliya ayaa Jabuuti ku eedeysay in ay la safatay dowladda Kenya madaama Jabuuti ay garwadeen ka aheyd guddigan xaqiiqo raadinta ah ee loo diray in ay soo ogaadaan waxa ka jira eedeymaha loo jeediyay dowladda Kenya.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in warbixinta guddiga oo idil aheyd mid laga soo xigtay oo kaliya dowladda Kenya.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wali wax war ah sooma aysan saarin Guddiga oo la xiriira doodda dhinaca dowladda Soomaaliya ee ka dhanka ah warbixinta ay soo saareen.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Muqdisho Office<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN):-Dowladda Soomaaliya ayaa ku hanjabtay in ay gabi ahaanba isaga baxeyso ka sii mid ahaanshaha urur gobolleedka IGAD, kaddib markii wafdigii xaqiiqo raadinta ahaa ee IGAD u xil saartay muranka dhinaca xuddduda ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya soo saareen warbixin aysan la dhicin dowladda Soomaaliya. Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61689,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-61688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/143692956_1107578696370318_4600306282267240537_n.png?fit=733%2C414&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-g2Y","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61690,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61688\/revisions\/61690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}