{"id":61685,"date":"2021-01-28T21:14:06","date_gmt":"2021-01-28T21:14:06","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=61685"},"modified":"2021-01-28T21:14:06","modified_gmt":"2021-01-28T21:14:06","slug":"itoobiya-oo-hub-culus-ku-daadguraynaysa-xuduudka-udhaxeeya-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/01\/28\/itoobiya-oo-hub-culus-ku-daadguraynaysa-xuduudka-udhaxeeya-suudaan\/","title":{"rendered":"Itoobiya Oo Hub Culus Ku Daadguraynaysa Xuduudka Udhaxeeya Suudaan"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Itoobiya ayaa hubka culus iyo taangiyada dagaalka ku daadgureynaysa dhulka lagu Muransan yahay ee Xuduudka Sudan.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Talaabada ay Adiss-ababa qaaday ayaa imeysa xili ay sii kordheyso Xiisada Sudan iyo Itoobiya kadib Isku dhacyadii lagu hoobtey ee Todobaadyadii lasoo dhaafay dhexmaray Ciidamada Labada Wadan.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wadamo badan ayaa ka digaya dagaal lagu baaba&#8217;o oo xiligan ka dhexqarxa Wadamada deriska ah ee Sudan iyo Itoobiya, waxaana isasoo tareysa qaylo dhaanta iyo baaqa labada dhinacba lagaga dalbanayo iney is Xakameeyaan.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Itoobiya ayaa hubka culus iyo taangiyada dagaalka ku daadgureynaysa dhulka lagu Muransan yahay ee Xuduudka Sudan. Talaabada ay Adiss-ababa qaaday ayaa imeysa xili ay sii kordheyso Xiisada Sudan iyo Itoobiya kadib Isku dhacyadii lagu hoobtey ee Todobaadyadii lasoo dhaafay dhexmaray Ciidamada Labada Wadan. Wadamo badan ayaa ka digaya dagaal lagu baaba&#8217;o oo xiligan ka dhexqarxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61686,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-61685","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/143787842_250087629842694_6128532460566972472_n.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-g2V","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61685","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61685"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61687,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61685\/revisions\/61687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}