{"id":61611,"date":"2021-01-27T14:57:44","date_gmt":"2021-01-27T14:57:44","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=61611"},"modified":"2021-01-27T14:57:44","modified_gmt":"2021-01-27T14:57:44","slug":"dawladaha-adduunka-ugu-tunka-weyn-oo-ku-tartamaya-saldhig-ay-ka-samaystaan-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/01\/27\/dawladaha-adduunka-ugu-tunka-weyn-oo-ku-tartamaya-saldhig-ay-ka-samaystaan-somaliland\/","title":{"rendered":"Dawladaha adduunka ugu tunka weyn oo ku tartamaya saldhig ay ka samaystaan Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN):-Dawladaha Russia, USA iyo UK ayaa ku loolamaya inay saldhig ka samaystaan magaalada Berbera ee Somaliland.<br \/>\nilo xogogaal ah oo u dhuun daloola arrintani ayaa u sheegay Arabsiyonews in dawladda UK ku hawlan tahay inay saldhig ka samaysato Berbera, ka dib markii ay ka war heshay in dawladaha USA iyo Russia si kala duwan xidhiidh ulla soo sameeyeen Somaliland iyaga oo damaynaya saldhigaasi<\/p>\n<p>waxa kale oo ay wararku sheegeen in safiirka UK oo arrimaha ka war helay uu todobaadkani booqday Berbera isla markaana madaxweynaha Somaliland la soo hadal qaafay<\/p>\n<p>ilaa haddase ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Somaliland<br \/>\nsanadihii la soo dhaafay ayay ahayd markii ay qaar ka mid ah warbaahinta Russia sheegtay in dalkaasi damacsan yahay inuu saldhig ka samaysto Berbera, balse markii dambe uu beeniyey.<br \/>\nsidoo kale dawladda Maraykanka oo soo hadal qaaday Berbera tiroba dhawr jeer oo kala ah 2001dii, 2003, iyo 2007dii ayaa haddana hadal haynteedu badnayd samadahani ka dib markii ay dawladda China la wadaahtay Djibouti oo ay salshig ku lahayd<\/p>\n<p>waxaanay wararka qaar sheegeen in markii ay todobaadkii hore ka baxday Somalia ay ku bedayso Somaliland, isla markaana ay Berbera tahay meel istiraatiiji ah oo ay kala socon karto bariga Afrika maadaama oo Russia oo sannadkii tegay saldhig ka samaysatay Sudan ay sannadkanina ka samaysan karto Berbera si ay taasi uga hortagtana ay USA doonayso inay Berbera uga horeyso, halka UK oo hore u deganaan jirtay Berbera ka hor intii aanay Russia iyo USa degin 1970s iyo 1980s<br \/>\nay hadda dib ugu soo noqoto<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN):-Dawladaha Russia, USA iyo UK ayaa ku loolamaya inay saldhig ka samaystaan magaalada Berbera ee Somaliland. ilo xogogaal ah oo u dhuun daloola arrintani ayaa u sheegay Arabsiyonews in dawladda UK ku hawlan tahay inay saldhig ka samaysato Berbera, ka dib markii ay ka war heshay in dawladaha USA iyo Russia si kala duwan xidhiidh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61613,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-61611","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/sddefault-57.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-g1J","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61611"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61612,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61611\/revisions\/61612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}