{"id":6150,"date":"2015-02-16T10:46:02","date_gmt":"2015-02-16T10:46:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6150"},"modified":"2015-02-16T10:46:02","modified_gmt":"2015-02-16T10:46:02","slug":"daacish-oo-21-qof-oo-masaari-ah-libya-qoorta-kaga-goysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/16\/daacish-oo-21-qof-oo-masaari-ah-libya-qoorta-kaga-goysay\/","title":{"rendered":"Daacish Oo 21 Qof Oo Masaari Ah Libya Qoorta Kaga Goysay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/5ad9ae8992625c6692c4412264552e84_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6151\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/5ad9ae8992625c6692c4412264552e84_L-300x194.jpg?resize=300%2C194\" alt=\"5ad9ae8992625c6692c4412264552e84_L\" width=\"300\" height=\"194\" \/><\/a><\/p>\n<p>Tripoli(AN)Ururka Dawladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Suuriya, ayaa shaaciyay muuqaal muujinaya 21 Qof oo Masaari ah oo qoorta laga gooynayo. Dhacdada ayaa ka dhacday dalka Libya, waxaana dadkan oo shaqaale ahaa laga afduubtay Dalka Libya.<\/p>\n<p>Dawladda Masar ayaa xaqiijisay in Dadkaasi yihiin reer Masar islamarkaana dilkoodu yahay mid xaqiiq ku salaysan. Dadkan oo dhamaantood xidhan dhar Liimi ah ayaa qoorta laga gooyayWaxa ay ku amreen in ay jilbaha dhulka dhigtaan inta aan madaxa laga wada jarin. Qoraal ku dul qornaa muuqaalka ayaa cadeeyay sababta loo dilay waxaana lagu sheegay in loo bartilmaameedsaday diintooda oo Cilmaani ah.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha Masar Cabdalfataax el Sisi ayaa sheegay in wadankiisu uu xaq u leeyahay in uu ka aarguto wakhtiga iyo goobta uu doorto. Waxa uu ku dhawaaqay toban maalmood oo Baroor diiq ah.<\/p>\n<p>Jaamacadda Al-Azhar, ayaa falkan ku tilmaantay mid dhaqanka suuban iyo diinta aan shaqo ku lahayn islamarkaana ka baxsan Bani\u2019aadanimada. Waxay ku sifaysay dhaqan badownimo iyo axmaqnimo ka muuqato.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Masar hadda waxaa saaran culays ah in uu si wayn uga jawaabo arrintaasi.Waxaa la qiyaasayaa in uu xaga cirka ka duqayn doono xadka dalkaasi.<\/p>\n<p>Intii aanu jabin Mucamar qadaafi, Liibiya waxa ay caan ku ahayd in dadka Masaarida ah ay shaqo u doontaan wadankaasi.<\/p>\n<p>Laakiin tiradu waa ay sii yaraanaysay tan iyo markii uu dalkaasi dhaxlay dagaalada, laakiin kuwo ayaa wali kusii hadhay Liibiya iyaga oo halista ka doorbiday saboolnimada wadankooda kuhaysta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tripoli(AN)Ururka Dawladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Suuriya, ayaa shaaciyay muuqaal muujinaya 21 Qof oo Masaari ah oo qoorta laga gooynayo. Dhacdada ayaa ka dhacday dalka Libya, waxaana dadkan oo shaqaale ahaa laga afduubtay Dalka Libya. Dawladda Masar ayaa xaqiijisay in Dadkaasi yihiin reer Masar islamarkaana dilkoodu yahay mid xaqiiq ku salaysan. Dadkan oo dhamaantood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6151,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6150","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Bc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6150"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6150\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}