{"id":615,"date":"2014-12-02T13:07:18","date_gmt":"2014-12-02T13:07:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=615"},"modified":"2014-12-02T13:07:18","modified_gmt":"2014-12-02T13:07:18","slug":"al-shabaab-oo-jaajuusnimo-u-toogatay-gabar-20-jir-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/02\/al-shabaab-oo-jaajuusnimo-u-toogatay-gabar-20-jir-ah\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo jaajuusnimo u toogatay Gabar 20 jir ah"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ka fulisay dil toogasho oo lagu fuliyey gabar dhalinyaro ah oo lagu sheegay magaceeda Ruweyda Maxamed Ibraahim oo 20 Sano Jir ah.<\/p>\n<p>Warkan oo lagu daabacay mid ka mida warbaahinada taabacsan ururka Al-shabaab ayaa lagu sheegay in gabadha la toogtay ay basaas u ahayd ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM dhowr jeerna ay fulisay howl galkeeda oo lagu beegsaday ciidamada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la sheegay in Ruweyda ay tababar ku saabsan basaasnimada ama jaajuuska lagu soo siiyey dalka Uganda iyadoo la sheegay in muddo ka dib dhulka Al-shabaab joogto lagu celiyey si ay u shaqo bilowdo.<\/p>\n<p>Fulinta xukunkan ay ku rideysay Al-shabaab gabadhan ayaa loo soo xaadiriyey dadweyne badan halkaana looga jeediyey eedeynta Ruweyda Maxamed Ibraahim iyo talaabada Al-shaab ka qaado qofka ay ku hesho basaasnimo, Mana jirin in la dhageysto Gabadhan lagu eedeeyey jaajuusnimada.<\/p>\n<p>Ururka Al-shabaab ayaa horay u toogtay rag ay ku eedeesay in ay ahaayeen jaajuusiin u shaqeeya dowladda balse waxaa markii u horaysay Al-shabaab xukun ku ridey haweenay ku eedeysan basaasnimo oo ah xukun Al-shabaab ku cusub.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ka fulisay dil toogasho oo lagu fuliyey gabar dhalinyaro ah oo lagu sheegay magaceeda Ruweyda Maxamed Ibraahim oo 20 Sano Jir ah. Warkan oo lagu daabacay mid ka mida warbaahinada taabacsan ururka Al-shabaab ayaa lagu sheegay in gabadha la toogtay ay basaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":616,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-615","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9V","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=615"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/615\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}