{"id":6142,"date":"2015-02-16T10:35:50","date_gmt":"2015-02-16T10:35:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6142"},"modified":"2015-02-16T10:35:50","modified_gmt":"2015-02-16T10:35:50","slug":"badhasaabkii-cusbaa-ee-loo-soo-magacaabay-gsanaag-oo-maanta-soo-gaadhay-ceerigaabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/16\/badhasaabkii-cusbaa-ee-loo-soo-magacaabay-gsanaag-oo-maanta-soo-gaadhay-ceerigaabo\/","title":{"rendered":"Badhasaabkii Cusbaa Ee Loo Soo Magacaabay G\/Sanaag OO Maanta Soo Gaadhay Ceerigaabo"},"content":{"rendered":"<div><a title=\"Badhasaabkii Cusbaa Ee Loo Soo Magacaabay G\/Sanaag OO Maanta Soo Gaadhay  Ceerigaabo\" href=\"http:\/\/sanaagmedia.com\/badhasaabkii-cusbaa-ee-loo-soo-magacaabay-gsanaag-oo-maanta-soo-gaadhay-ceerigaabo\/\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"news-thumb wp-post-image featured \" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/sanaagmedia.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ku-xigeen-310x208.jpg?w=350\" alt=\"Badhasaabkii Cusbaa Ee Loo Soo Magacaabay G\/Sanaag OO Maanta Soo Gaadhay  Ceerigaabo\"  \/><\/a><\/div>\n<p>Ceerigaabo(AN ) Badhasaabka Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Gobolka Sanaag Mr Axmed Falaay Ayaa Maanta Gelinkeeda Danbe \u00a0Ku Soo Fooleh Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag<\/p>\n<p>Badhasaabka Gobolka Sanaag Mr Falaay Oo Ay Socdaalkiisan Ku Weheliyaan Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Sanaag Haatana Ah Badhasaabka G\/awdal \u00a0Mr (Ramaax) Ayaa Habeenimadii Xalay Ka Soo Kicitimay Magaalada Burco<\/p>\n<p>Waxana Laga Yaabaa Saacadaha Soo Socda In Uu Soo Gaadho Magaalada Ceerigaabo Iyada Oo La Filayo In Ay Labada Badhasaab Maalinta Beriya Xilalka La Kala Wareegi Doonan<\/p>\n<p>Si Kastaba Ha Ahaate Badhasaabkan Cusub Ayaa Waxa Uu Ku Soo Beegmayaa Xili Ay Xaalada Ceerigaabo Kacsantahay Oo Isla Markaana Beelaha Qaarkood Fariimo Kala Duwan Madaxweynaha Somaliland U Direen<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceerigaabo(AN ) Badhasaabka Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Gobolka Sanaag Mr Axmed Falaay Ayaa Maanta Gelinkeeda Danbe \u00a0Ku Soo Fooleh Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag Badhasaabka Gobolka Sanaag Mr Falaay Oo Ay Socdaalkiisan Ku Weheliyaan Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Sanaag Haatana Ah Badhasaabka G\/awdal \u00a0Mr (Ramaax) Ayaa Habeenimadii Xalay Ka Soo Kicitimay Magaalada Burco [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6144,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1B4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6142"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6142\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}