{"id":61400,"date":"2021-01-19T19:00:07","date_gmt":"2021-01-19T19:00:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=61400"},"modified":"2021-01-19T19:06:29","modified_gmt":"2021-01-19T19:06:29","slug":"somaliland-golaha-wakiillada-oo-lix-sanno-kaddib-ansixiyey-xeer-qaranku-u-dabranaa-oo-aan-dib-loo-eegin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/01\/19\/somaliland-golaha-wakiillada-oo-lix-sanno-kaddib-ansixiyey-xeer-qaranku-u-dabranaa-oo-aan-dib-loo-eegin\/","title":{"rendered":"Somaliland: Golaha Wakiillada oo lix sanno kaddib ansixiyey Xeer Qaranku u dabranaa oo aan dib loo eegin"},"content":{"rendered":"<p><strong>Hargeysa(AN):-<\/strong>Golaha Wakiillada JSL, ayaa maanta ansixiyey Xeerka sahaminta iyo soo-saarista Shidaalka oo kamid ahaa Shuruucda ku jiray ajandaha Kal-fadhigooda, muddo sanado ahna horyaallay.<\/p>\n<p>Fadhiga Golaha oo uu guddoominayey guddoomiyaha Golahaasi Baashe Maxamed, kana soo xaadireen 46 mudane, ayaa waxa ay mudaneyaashu ugu horeyn qodob qodob u ansixiyeen xeerka, iyagoo markii dambena codayn guud u qaaday, waxaana ogolaaday 40 Xildhibaan, 5 mudane ayaa ka aamusay, guddoomiyuhuna muu codaynin.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo natiijada codaynta ku dhawaaqay ayaa sheegay in Xeerka sahaminta iyo soo-saarida Shidaalku, sidaasi ku ansaxay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Masuuliyiinta Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta JSL, oo markii xeerka goluhu ansixiyey Xeerka warbaahinta la hadlay, ayaa soo dhaweeyey meel-marinta sharcigan oo ay ku tilmaameen mid ay la\u2019aantiisu caqabad ku ahayd maamulka, maareynta iyo munaafacaadsiga khayraadka Shidaalka dalka ku jira.<\/p>\n<p><strong>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Halkan Ka daawo muqaalka\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BAsqhZIAOoo?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN):-Golaha Wakiillada JSL, ayaa maanta ansixiyey Xeerka sahaminta iyo soo-saarista Shidaalka oo kamid ahaa Shuruucda ku jiray ajandaha Kal-fadhigooda, muddo sanado ahna horyaallay. Fadhiga Golaha oo uu guddoominayey guddoomiyaha Golahaasi Baashe Maxamed, kana soo xaadireen 46 mudane, ayaa waxa ay mudaneyaashu ugu horeyn qodob qodob u ansixiyeen xeerka, iyagoo markii dambena codayn guud u qaaday, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61402,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-61400","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-85.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fYk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61400","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61400"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61404,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61400\/revisions\/61404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}