{"id":610,"date":"2014-12-02T13:02:31","date_gmt":"2014-12-02T13:02:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=610"},"modified":"2014-12-02T13:02:31","modified_gmt":"2014-12-02T13:02:31","slug":"wixii-dalka-tacadi-ka-dhacaywixii-wanaag-ka-dhacay-isaga-ayay-qoorta-u-sudhan-yihiin-madaxwayne-somaliland-musfate-qodox","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/02\/wixii-dalka-tacadi-ka-dhacaywixii-wanaag-ka-dhacay-isaga-ayay-qoorta-u-sudhan-yihiin-madaxwayne-somaliland-musfate-qodox\/","title":{"rendered":"&#8221; Wixii Dalka Tacadi Ka Dhacay,Wixii Wanaag Ka Dhacay Isaga Ayay Qoorta U Sudhan Yihiin Madaxwayne Somaliland&#8230;&#8230;&#8230;&#8230;Musfate Qodox &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>akiin Caasimada Hargaysa ee Labada wado leh ee Maalin Walba inta uu soo baxo La xidhayo Runtii Dadka Dhibaato wayn ayay ku haysaa,<\/p>\n<p>Hargaysa(AN)Xog-hayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee wadani Mustafe Maxamuud Qodox Ayaa Maanta ka hadlay Mudaharaado Shalay Gil-gilay Magalooyinka Boorama iyo Laas-caanood,waxaana uu sheegay in Xukuumadu Ay Shacabka Kicinayso.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in cadaaladii Shacabka Ay Xukuumadani ku timida,waxaana uu canbareeyey Xadhiga Xabsiga loogu Taxaabay Badhasaabkii Hore ee Boorama.<br \/>\nXog-hayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee wadani Mustafe Maxamuud Qodox Oo Arimahaasi ka hadlaya Ayaa waxa uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWax kastaa ha Keenaan mudaharaadka ka dhacay Gobolada Laas-caanood iyo Boorama oo Lagu yiqiin Magaalo Dagan Ayaa hadana Lasoo sheegayaa in Dad Masuuliyiin ah La xidhayo oon Wax badan oo<br \/>\nKiis ah oo lagu Cadaynayaa Aanay Jirin,Dilalkii Ayaa Soo Batay Sida taas Laas-caanood oo kale.Waxaas oo dhan ee Mudaharaad Ah ee dalka ka dhacaya Waxa u sabab Ah tamar Darada Xukuumada iyo sidan Ay ugu Fashil Matay Hogaamintii Umada Somaliland,Hadii Aan ilaahay Kuwan Inaga soo gaadhina Way kasii Daraysaa Maalinba Maalinta Ka danbaysa Xaaladu.<br \/>\nXog-hayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee wadani oo hadalkiisa siiwata ayaa intaas waxa uu ku daray.<br \/>\n\u201cHortu way Fiican tahay in wax la dhisaa,Lakiin Caasimada Hargaysa ee Labada wado leh ee Maalin Walba inta uu soo baxo La xidhayo Runtii Dadka Dhibaato wayn ayay ku haysaa,Kaanbayna Kama Madhnoo,Wax yaabo badan oo uuna Ahayn inuu Madaxwaynahu usoo Lugo\u2019o Ayaa lagu so Kalifayaa,Waxaan odhan karaa Qof Yar oo miskiin ahi Hadii uu guri Shan Makhsin Ah dhisto inuu isna idhaah Madaxwaynaha Ayaan u yeedhayaa Kana xadhiga ha ka jaree.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Xukuumada uu Hogaaminayo Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo in ay ku tumatay Xuquuqul insaankii,kaas oo uu sheegay Heer Aanay Gaadhin Waligeed in ay Maanta Taagan Tahay Cadaalada Darada Dalka Ka jirtaa waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWalaahi Waxaan Caadi ahayn Ayay Xukuumada Maanta jirtaa ka gaadhay Xuquuqul insaanka iyo sida Ay ugu tumatay,Xadhiga Saxaafaduna Waxa iska Caadi Ah ayay Noqotay Sidaynu uga soo Horjeednay Xadhiga iyo Sida ay Somaliland Dimuq-Raadiga u ahayd Laba isleh Maaha,In lagu tunto Xuquuqul insaanku waxa ay Noqdeen waxa Nolosheen Ka mid ah,inuu siilaanyo Noqday Kaligii Taliye aniga Laftayda Ayaa u qaadan La\u2019a.<\/p>\n<p>Sidoo kale Waxa uu iftiimiyay Waxa Madaxda Afrikaanka Ragaadiyay,taas oo ku sheegay Amar Aanu ogayn oo ay Bixiyaan Masuuliyiinta ka hoseeya waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cInta Badan Waxa yaabaha Madaxda Afrikaanka Baabiiya waxa Yaabaha Noocaas oo kalaa ah,Waxa Maanta Somaliland Laga Aamin San yahay waxa yaabo Badan oon Madaxwayne Siilaanyo Ka Suura Galin,Lakiin waxaad ogataa Kolay somalidu waxa ay Tidhahaa Falaadhi Gil-gilasho Kaagama Godo,ninka Dalka u sareeya ayay ku dhacayaan Wixii shacabka Laga Galaa,Wixii dalka Tacadi ka dhacay wixii wanaag ka dhacay isaga ayay Qoorta u sudhan Yihiin Madaxwayne Siilaanyo.<\/p>\n<p>Hadalkan ka soo yeedhay Xog-hayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee wadani Mustafe Maxamuud Qodox Ayaa waxa uu ku Soo beegmayaa Xili Shalay Ay mudaharaado ka dhaceen Boorama iyo Laas-caanood,waxaana uu ugu Baaqay Mustafe Qodox Shacabka Dagan Deegaanadaas In Ay Amniga ilaaliyaan.<br \/>\nArabsiyonews.net Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>akiin Caasimada Hargaysa ee Labada wado leh ee Maalin Walba inta uu soo baxo La xidhayo Runtii Dadka Dhibaato wayn ayay ku haysaa, Hargaysa(AN)Xog-hayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee wadani Mustafe Maxamuud Qodox Ayaa Maanta ka hadlay Mudaharaado Shalay Gil-gilay Magalooyinka Boorama iyo Laas-caanood,waxaana uu sheegay in Xukuumadu Ay Shacabka Kicinayso. Sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":611,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-610","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9Q","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/610","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=610"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/610\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}