{"id":60870,"date":"2021-01-06T17:42:02","date_gmt":"2021-01-06T17:42:02","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=60870"},"modified":"2021-01-06T17:42:02","modified_gmt":"2021-01-06T17:42:02","slug":"nuxurka-qodob-ay-ku-heshiiyeen-dalalka-khaliijka-carabtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/01\/06\/nuxurka-qodob-ay-ku-heshiiyeen-dalalka-khaliijka-carabtu\/","title":{"rendered":"Nuxurka Qodob Ay Ku Heshiiyeen Dalalka Khaliijka Carabtu"},"content":{"rendered":"<p>Amiirka Qatar Tamiim bin Xamad. ayaa muddo saddex iyo dheeraad ah kaddib markii ugu horreysay ka qeybgalay shir magaalada Al-cula ee dalka Sacuudiga ku yeesheen madaxda wadamada Khaliijka oo horey khilaafku ugu dhaxeeyay.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah\u00a0 ayaa waxaa ka soo baxay qoddobo\u00a0 dhowr ah oo ay ku heeshiiyeen madaxda wadamada Khaliijka kuwaas oo soo afjaray khilaafaadkii\u00a0 dhexdooda ka jiray seddexdii sano ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Dowladahaan ayaa ku heshiiyay dhowr qodob oo ay ugu muhiimsanyihiin:<\/p>\n<p>1-\u00a0 \u00a0Xoojinta iyo iskaashiga military ee ka dhaxeeya waddamada Khaliijka Carabta si loo ilaaliyo amniga waddamadaan iyo gobalka.<\/p>\n<p>2-\u00a0 \u00a0Ilaalinta ujeedooyinka sare ee u dhigan golaha iskaashiga waddamada khaliijka iyo sidii looga shaqayn lahaa mideynta dhaqaalaha iyo siyaasadda<\/p>\n<p>3-\u00a0 \u00a0Meel marinta aragtidii boqorka Sacuudiga, boqor Salmaan bin Cabdicasiis ee golaha waddamadaan anxixiyay 2015-kii, iyo sidii loo dhamaystiri lahaa\u00a0 mideynta waaxaha dhaqaalaha, difaaca iyo siyaasadda dibadda.<\/p>\n<p>4-\u00a0 \u00a0Dardargelinta Xarunta ka hortagga iyo xakamaynta cudurada iyo ka wada shaqaynta sidii looga hor tegi lahaa cudurka karoona iyo cudurada kale ee safmareenka ah.<\/p>\n<p>5-\u00a0 \u00a0Dhamaystiria mideynta suuqa dhaqaalaha ee waddamada khliijka iyo dhisidda shabakad tareen.<\/p>\n<p>6-\u00a0 \u00a0Xoojinta nidaamka hufan ee dowladnimada iyo la dagaalanka masuq maasuqa.<\/p>\n<p>7-\u00a0 \u00a0Kobcinta kaalinta waddamada khaliijka ay ku leeyihiin gobalka iyo guud ahaan caalamka.<\/p>\n<p>8-\u00a0 \u00a0Soo celinta iyo xoojinta xiriirkii walaaltinimo ee ka dhaxeeyay shacuubta waddamada khaliijka.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa waxaa siweyn u soo dhaweeyay inta badan wadamada beesha caalamka gaar ahaan kuwa dunida Muslimka oo u arkay soo afjarida khilaafka wadamadan mid muhiim u ah guud ahaanba deggenaasha siyaasadeed dunida Muslimka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amiirka Qatar Tamiim bin Xamad. ayaa muddo saddex iyo dheeraad ah kaddib markii ugu horreysay ka qeybgalay shir magaalada Al-cula ee dalka Sacuudiga ku yeesheen madaxda wadamada Khaliijka oo horey khilaafku ugu dhaxeeyay. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah\u00a0 ayaa waxaa ka soo baxay qoddobo\u00a0 dhowr ah oo ay ku heeshiiyeen madaxda wadamada Khaliijka kuwaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60876,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-60870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202116637455098101933286.jpg?fit=660%2C365&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fPM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60870"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60877,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60870\/revisions\/60877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60876"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}