{"id":6086,"date":"2015-02-15T11:47:27","date_gmt":"2015-02-15T11:47:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6086"},"modified":"2015-02-15T11:47:27","modified_gmt":"2015-02-15T11:47:27","slug":"talooyin-caafimaad-oo-muhiim-ah-oo-ku-saabsan-waxyaabo-ay-dadka-qaar-maalin-walba-sameeyan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/15\/talooyin-caafimaad-oo-muhiim-ah-oo-ku-saabsan-waxyaabo-ay-dadka-qaar-maalin-walba-sameeyan\/","title":{"rendered":"Talooyin Caafimaad Oo Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Waxyaabo Ay Dadka Qaar Maalin Walba Sameeyan"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/download19.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6087\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/download19.jpg?resize=160%2C192\" alt=\"download19\" width=\"160\" height=\"192\" \/><\/a>Dhakhaatiirta caalamka ayaa\u00a0helay Kansar (Cancer) cusub, sida ay sheegeen culimada kimistarigu(Chemists), waxa keena xanuunkaas curiyaha Silver Nitro Oxide. Hadaba markaste oo aad iibsatid kaadhadhka taleefannada lagu shubto (Prepaid cards) amaba kuwa antivirus ka furihiisa laga eego, haku xoqin cidiyahaaga, waayo waxa ay ka kooban tahay waxaa aad xoqaysa curiyahan Silver Nitro Oxide waxaanay sababi kartaa inuu ku haleelo Kansarka ku dhaca diirka.<\/h2>\n<h2>Talooyin Caafimaad Oo Muhiim Ah:<\/h2>\n<h2>Mobile-kaaga marka aad qabanaysid fadlan saar dhagta bidix.<br \/>\nDawada marka aad liqaysid ha ku cabin biyo qabaw..<br \/>\nHa cunin cunno culus 5-ta galabnimo kadib (after 5pm).<br \/>\nBiyo badan cab subaxii, habeenkiina yarayso.<br \/>\nWaqtiga ugu fiican ee hurdadu waa inta u dhaxayso 10-ka habeenimo ilaa 4-ta subaxnimo (10pm to 4 am).<br \/>\nHa is tuurin oo ha jiibsan isla marka aad sidaa wax cunto-ba.<br \/>\nMarka baytariga mobile-ku uu ilig kaliyaati ku hadhsan yahay amaba uu battery low sheegayo, Ha qaban taleefanka, waayi radiation-ka uu leeyahay waxa uu 1000 jeer ka khatar san yahay marka kale.<br \/>\nXarnta kiimikal baadhista ee (U.S.A. CHEMICAL Research Center) ayaa waxa ay soo saartay natiijadan cusub: Shaaha ha ku cabin koob caag ah (Plastic Cups), cunnadana haku cunin backa lagu soo moolgareeyo ee one time-ka layidhaa (Polythene Paper), caagu waxa uu la falgalaa caaga waxa aanuu sababa 52 nooc oo xanuunka Kansar-ka kamid ah The plastic reacts to heat n It Will Cause 52 Types of Cancers.<\/h2>\n<p>&lt;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhakhaatiirta caalamka ayaa\u00a0helay Kansar (Cancer) cusub, sida ay sheegeen culimada kimistarigu(Chemists), waxa keena xanuunkaas curiyaha Silver Nitro Oxide. Hadaba markaste oo aad iibsatid kaadhadhka taleefannada lagu shubto (Prepaid cards) amaba kuwa antivirus ka furihiisa laga eego, haku xoqin cidiyahaaga, waayo waxa ay ka kooban tahay waxaa aad xoqaysa curiyahan Silver Nitro Oxide waxaanay sababi kartaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6087,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Aa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6086"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6086\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}