{"id":60747,"date":"2020-12-26T22:07:22","date_gmt":"2020-12-26T22:07:22","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=60747"},"modified":"2020-12-26T22:07:22","modified_gmt":"2020-12-26T22:07:22","slug":"golaha-wakiillada-oo-ansixiyey-miisaniyada-2021","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/12\/26\/golaha-wakiillada-oo-ansixiyey-miisaniyada-2021\/","title":{"rendered":"Golaha Wakiillada oo Ansixiyey Miisaniyada 2021"},"content":{"rendered":"<p>Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyay odoroska Miisaaniyada sannadeedka 2021-ka.<\/p>\n<p>Miisaniyada dawladda Somaliland ayaa waxa ogolaaday todoba iyo labaatan mudane , Waxaana diiday shan mudane, Sagaal Xildhibaan ayaa ka aamusay Sidaasi ayaa lagu ansixiyey miisaniyada.<\/p>\n<p>Fadhigan lagu ansixinayay Miisaaniyada ayaa waxa guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyay odoroska Miisaaniyada sannadeedka 2021-ka. Miisaniyada dawladda Somaliland ayaa waxa ogolaaday todoba iyo labaatan mudane , Waxaana diiday shan mudane, Sagaal Xildhibaan ayaa ka aamusay Sidaasi ayaa lagu ansixiyey miisaniyada. Fadhigan lagu ansixinayay Miisaaniyada ayaa waxa guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60748,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-60747","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Golaha-Wakiillada-Somaliland.jpg?fit=696%2C392&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fNN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60747","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60747"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60747\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60749,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60747\/revisions\/60749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60748"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}