{"id":60740,"date":"2020-12-26T20:03:36","date_gmt":"2020-12-26T20:03:36","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=60740"},"modified":"2020-12-26T20:03:36","modified_gmt":"2020-12-26T20:03:36","slug":"markab-sida-wiishash-lagu-rakibaayo-dekedda-cusub-oo-berbera-soo-gaadhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/12\/26\/markab-sida-wiishash-lagu-rakibaayo-dekedda-cusub-oo-berbera-soo-gaadhay\/","title":{"rendered":"Markab Sida Wiishash Lagu Rakibaayo Dekedda Cusub oo Berbera Soo Gaadhay"},"content":{"rendered":"<p>Dekedda Berbera ayaa waxa soo gaadhay Markabka lagu soo raray Afar ka mid ah Siddeeda Wiish ee lagu rakibaayo Dekedda Cusub .<\/p>\n<p>Maareeyahaka Dekedda Berbera Siciid Xasan Cabdillaahi ayaa sheegay in uu soo gaadhay Markabka lagu soo raray Afar ka mid ah Siddeeda Wiish ee lagu rakibaayo Dekedda Cusub \u00a0\u201cWaxa aannu Dekedda Berbera ku soo xidhnay, Markabka lagu soo raray Afar ka mid ah Siddeeda Wiish ee lagu rakibaayo Dekedda Cusub ee Berbera (Rubber Tyred Gantry Cranes (RTGs). Iyadoo Afarta kalena ina soo gaadhi-doonaan badhtamaha Bisha 1aad ee Sannadka cusub, 2021\u201d ayuu yidhi<\/p>\n<p>Dekedda Berbera ayaa waxa ka socota balaadhin iyo Casriyan taasi oo la filaayo in ay noqoto marinka ugu muhiimsan ganacsiga Afrika iyo Aasiya .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dekedda Berbera ayaa waxa soo gaadhay Markabka lagu soo raray Afar ka mid ah Siddeeda Wiish ee lagu rakibaayo Dekedda Cusub . Maareeyahaka Dekedda Berbera Siciid Xasan Cabdillaahi ayaa sheegay in uu soo gaadhay Markabka lagu soo raray Afar ka mid ah Siddeeda Wiish ee lagu rakibaayo Dekedda Cusub \u00a0\u201cWaxa aannu Dekedda Berbera ku soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60741,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-60740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ber.jpg?fit=696%2C522&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fNG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60740"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60743,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60740\/revisions\/60743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60741"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}