{"id":607,"date":"2014-12-02T12:56:25","date_gmt":"2014-12-02T12:56:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=607"},"modified":"2014-12-02T12:56:25","modified_gmt":"2014-12-02T12:56:25","slug":"madaxwaynaha-somaliland-oo-dhambaal-hambalyo-ah-udiray-isutaga-imaaraadka-carabta-sanad-guurada-43-ee-ka-soo-wareegtay-midayntii-imaaraadka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/02\/madaxwaynaha-somaliland-oo-dhambaal-hambalyo-ah-udiray-isutaga-imaaraadka-carabta-sanad-guurada-43-ee-ka-soo-wareegtay-midayntii-imaaraadka-carabta\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Isutaga Imaaraadka Carabta Sanad Guurada 43 Ee Ka Soo Wareegtay Midayntii Imaaraadka Carabta. &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu Isu-taga Imaaraadka carabta iyo Madaxdiisaba Alle uga baryayaa<\/p>\n<p>War-saxaafadeed<br \/>\nMadaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Isu-taga Imaaraadka Carabta, isaga oo ku hadlaaya magaciisa iyo ka Shacbiga Somaliland meelkasta oo ay joogaanba, sanad guurada 43-aad ee ka soo wareegtay (Ciidal Itaxaad ) midayntii Imaaraadka Carabta awgeed.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisan Hambalyada ah u dirayaa Madaxweynaha Isu-taga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa Bin Zayed Bin Sultan Al Nahyan iyo shacbiga Isu-taga Imaaraadka Carabta oo ah Dal iyo dad aynu walaalo nahay oo ay inaga dhaxayso xidhiidh walaaltinimo oo qotodheer.<\/p>\n<p>Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu Isu-taga Imaaraadka carabta iyo Madaxdiisaba Alle uga baryayaa inuu sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo bash-bash barwaaqo iyo<br \/>\nRayn-rayn,<br \/>\nALLAA MAHAD LEH<br \/>\nAxmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu Isu-taga Imaaraadka carabta iyo Madaxdiisaba Alle uga baryayaa War-saxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Isu-taga Imaaraadka Carabta, isaga oo ku hadlaaya magaciisa iyo ka Shacbiga Somaliland meelkasta oo ay joogaanba, sanad guurada 43-aad ee ka soo wareegtay (Ciidal Itaxaad ) midayntii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":608,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-607","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9N","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=607"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/607\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}