{"id":60676,"date":"2020-12-20T14:34:36","date_gmt":"2020-12-20T14:34:36","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=60676"},"modified":"2020-12-20T14:34:36","modified_gmt":"2020-12-20T14:34:36","slug":"maraykanka-oo-bilaabay-in-ciidamadiisa-uu-ka-daadgureeyo-dalka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/12\/20\/maraykanka-oo-bilaabay-in-ciidamadiisa-uu-ka-daadgureeyo-dalka-somaliya\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Bilaabay In Ciidamadiisa Uu Ka Daadgureeyo Dalka Somaliya"},"content":{"rendered":"<p data-reactid=\".sk6pwgqwqi.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-5fdf0acec22e7e02e5d57c45.0.4.0.0:$post_0\">Sida laga soo xigtay Pentagon-ka, Markabka qeyrul caadiga ah ee USS Hershel \u201cWoody\u201d Williams ee uu Mareykanka leeyahay ayaa wuxuu \u201chawlgallo ka wadaa xeebaha Soomaaliya\u201d si \u201cdib u meelayn loogu sameeyo milatariga Mareykanka ee Soomaaliya ku sugan.<\/p>\n<p data-reactid=\".sk6pwgqwqi.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-5fdf0acec22e7e02e5d57c45.0.4.0.0:$post_1\">Milatarigan ayaa geyn doonaa meelo kale oo ka tirsan Bariga Afrika,\u201d afhayeenka AFRICOM Kelly Cahalan ayaa sidaasi VOA ugu farriin dhanka email-ka ah. Howlgalkan ayaa loogu magac daray Howlgalka Octave Quartz.<\/p>\n<p data-reactid=\".sk6pwgqwqi.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-5fdf0acec22e7e02e5d57c45.0.4.0.0:$post_2\">Markabka oo kudhowaad dheerarkisu gaaraya 244 mitir, oo uu fadhigiisu yahay Souda Bay, Crete, ayaa taageeri kara howlo kaladuwan oo ku saleysan badda, oo ay kujirto taageerida xoogaga howlaha gaarka ah iyo taageerada bini\u2019aadanimo, sida ay sheegeen Ciidanka Badda.<\/p>\n<p data-reactid=\".sk6pwgqwqi.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-5fdf0acec22e7e02e5d57c45.0.4.0.0:$post_3\">Amarka Trump ayaa qayb ka ah dadaal lagu doonayo in lagu soo saaro ciidamada Mareykanka ee ka hawl gala adduunka, oo ay ku jiraan Afghanistan iyo Iraq, ka hor inta uusan xafiiska ka tagin 20-ka bisha Janaayo iyo sannadka 2021-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida laga soo xigtay Pentagon-ka, Markabka qeyrul caadiga ah ee USS Hershel \u201cWoody\u201d Williams ee uu Mareykanka leeyahay ayaa wuxuu \u201chawlgallo ka wadaa xeebaha Soomaaliya\u201d si \u201cdib u meelayn loogu sameeyo milatariga Mareykanka ee Soomaaliya ku sugan. Milatarigan ayaa geyn doonaa meelo kale oo ka tirsan Bariga Afrika,\u201d afhayeenka AFRICOM Kelly Cahalan ayaa sidaasi VOA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60677,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-60676","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/5d658039-1d4f-49ce-94e1-c9a4014228e6.jpg?fit=624%2C323&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fME","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60676"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60678,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60676\/revisions\/60678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}