{"id":6062,"date":"2015-02-15T11:17:00","date_gmt":"2015-02-15T11:17:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6062"},"modified":"2015-02-15T11:17:00","modified_gmt":"2015-02-15T11:17:00","slug":"siyaasiyiin-isku-beel-ah-oo-ku-hirdamaya-sidii-ay-atoorayaal-uga-noqon-lahaayeen-madaxweyne-siilaanyo-agtiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/15\/siyaasiyiin-isku-beel-ah-oo-ku-hirdamaya-sidii-ay-atoorayaal-uga-noqon-lahaayeen-madaxweyne-siilaanyo-agtiisa\/","title":{"rendered":"SIYAASIYIIN ISKU BEEL AH OO KU HIRDAMAYA SIDII AY ATOORAYAAL UGA NOQON LAHAAYEEN MADAXWEYNE SIILAANYO AGTIISA"},"content":{"rendered":"<h4>Hargeysa(AN)Waxa mudooyinkii u danbeeyey soo baxayey xiisado siyaasadeed oo u dhaxeeya wasiirka caafimaadka Saleebaan Ciise Dr Xaglo-toosiye oo dhinac ah iyo guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha wakiiladda Baashe Maxamed Faarax iyo wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta C\/risaaq Khaliif Axmed oo dhinac ah, kuwaas oo isku hirdinaya awooda iyo saamaynta xukuumadda Siilaanyo.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalilandtomorrow.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/qljd-300x1687.jpg?w=310\" alt=\"Siyaasiyiin Isku Beel Ah Oo Ku Hirdamaya Sidii Ay Atoorayaal Uga Noqon Lahaayeen Madaxweyne SIILAANYO Agtiisa\" \/><\/p>\n<p>Sida ay\u00a0<strong><em>Haatuf<\/em><\/strong>\u00a0u xaqiiyeen xubno labada dhinacba xidhiidh dhaw la leh oo ay isku deegaan yihiin siyaasiyiintaasi guddoomiye ku xigeenka wakiiladda iyo wasiirka hawlaha guud ayaa iyagu dabbino siyaasadeed u qoolayey mudooyinkii u danbeeyey wasiir Xaglo-toosiye, kuwaas oo u muuqda kuwo ka xun awooda siyaasadeed ee uu mudada kooban ku yeeshay guud ahaan dalka Somaliland, isla markaana ay u arkeen shaqsi khatar ku ah awoodii ay labadaas masuul doonayeen inay ku yeeshaan xukuumadda.<\/p>\n<h4>Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya saddexdan masuul ee isku beesha ah ayaa dibada usoo baxay ka dib markii ay dhawaan ka qaybgaleen munaasibad ka dhacday magaaladda Buuhoodle, kuwaas ay kasoo cadhoodeen Baashe iyo C\/risaaq, iyadoo uu arrintaasi ka hor-yimid wasiir Xaglo-toosiye oo isagu baaqi ku ahaa xafladaasi isla markaana sheegay inay sumcada Somaliland ku jirto in isagoo matalaya xukuumadda talada haysa inuu ka hadlo halkaasi.<\/h4>\n<h4>la soco wixii kasoo kordha Dagaalka siyaasadeed ee ka dhextaagan saddexdaasi siyaasi ee isku beesha ah<\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><!--EndFra--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Waxa mudooyinkii u danbeeyey soo baxayey xiisado siyaasadeed oo u dhaxeeya wasiirka caafimaadka Saleebaan Ciise Dr Xaglo-toosiye oo dhinac ah iyo guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha wakiiladda Baashe Maxamed Faarax iyo wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta C\/risaaq Khaliif Axmed oo dhinac ah, kuwaas oo isku hirdinaya awooda iyo saamaynta xukuumadda Siilaanyo. Sida ay\u00a0Haatuf\u00a0u xaqiiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6063,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6062","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1zM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6062","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6062"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6062\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}