{"id":6044,"date":"2015-02-15T10:49:46","date_gmt":"2015-02-15T10:49:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6044"},"modified":"2015-02-15T10:49:46","modified_gmt":"2015-02-15T10:49:46","slug":"wasiir-xirsi-oo-sharaxay-qorshaha-lagu-wareejinayo-dekedda-berbera-iyo-hadal-haynta-khilaafka-wasiirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/15\/wasiir-xirsi-oo-sharaxay-qorshaha-lagu-wareejinayo-dekedda-berbera-iyo-hadal-haynta-khilaafka-wasiirada\/","title":{"rendered":"Wasiir Xirsi Oo Sharaxay Qorshaha Lagu Wareejinayo Dekedda Berbera iyo Hadal Haynta Khilaafka Wasiirada"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/a06b11ff23d609292f6e9d0d03732953_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6045\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/a06b11ff23d609292f6e9d0d03732953_L-300x200.jpg?resize=300%2C200\" alt=\"a06b11ff23d609292f6e9d0d03732953_L\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a>Hargeysa(AN)Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa sharaxay Qorshe Dekedda Berbera loogu wareejinayo Shirkaddo Shisheeye, kuwaasi oo uu sheegay inay tartan siin doonaan.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu beeniyay warar sheegayay in Wasiiro Xukumadda ahi kala wataan Shirkaddaha danaynaya Dekedda Berbera islamarkaana isku khilaafsan yihiin Cidda lagu wareejin lahaa.<\/p>\n<p>Sidoo kalena Eedaha Dadweynaha iyo Mucaaradka ee ka soo horjeeda Wareejinta Dekedda ayuu ku sheegay dad Iimaan la\u2019aani qaaday oo aan waxba hubsan islamarkaana ah dhidar Onkod kiciyay.<\/p>\n<p>\u201cShirkaddo la kala boobayo iyo wax la kala jiidanayaa ma jiro, waxaanu annagu ku kala dooranaynaa Maxay dhaqaale galinayaan, Ganacsiga ay ka qabanayaan waa maxay?, Maxay Macaamiisha ku soo jiidanayaan?, Tayada ay ku dhisayaan waa maxay?\u201d ayuu yidhi Wasiir Xirsi Oo BBC-da u waramayay<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu sharaxay sababta Xukumaddu \u00a0Shirkaddo shisheeye ugu \u00a0wareejinayso Dekedda Qaranka \u00a0Ee Berbera \u201cWaxaanu doonaynaa inay Dekedda Berbera noqoto Deked Kuwa Adduunka oo kale ah,oo kuwa dunida la tartanta,sidaas darteed waxaanu eegaynaa cidda ay waafaqdo Qarankan dantiisu, ee wax la qaban karta ayaanu eegaynaa\u201d<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu iftiimiyay cidda Dekedda Wareejinaysa \u201cWaxaa jirta Guddi Madaxweynuhu u saaray oo Wasiiro ah oo aan ku jiro, oo Wasiirka Khaarajigu ku jiro oo Wasiirka Qorshayntu ku jiro, oo Eegaya,darsayana Shirkaddaha Noocaas ah, waxaana laga yaabaa in marka Shirkaddaha warkoodu soo ururo in Qandaraas lagu bixiyo oo la baahiyo\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka Madaxtooyadu waxa uu ku dooday inaan Dekedda Ciyaar lagu wareejinayn balse laga fiirsanayo \u201cWaxay ila tahay Berbera wax go lagu qaado ka wayne,Bebrera wax ciyaar-ciyaar lagu wareejiyo ka wayn oo waa Marsadii Qaranku lahaa, markaa waa laga yaabaa in dad aan waxba hubsan oo mucaarad iyo muxaafad midkuu doono ha ahaadee oo aan wax na waydiini inay meelahaas ka hadlaan\u201d<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu sheegay inay ilaa haatan Afar Shirkaddood danaynayaan Hawlaha Berbera \u201cShirkad Caan ah oo Dubai leedahay Dannaynteeda ayay muujisay oo waxay leedahay waanu doonaynaa,Bolore(Shirkad Faransiis ah) waa shirkad caan ah, iyaguna danayntooda ayay muujiyeen, Shirkad kale oo African ah oo Sucuudiga joogta iyaguna danayntooda ayay muujiyeen oo way doonayaan, Shirkad kale oo Kuwait leedahayna way doonaysaa Dekedda Berbera,Annaguna waxaas oo dhan waanu tartan siinaynaa waxaanu eegaynaa wixii Danta Qaranka loo arko\u201d ayuu yidhi Wasiir Xirsi.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu Leeyahay ma jiro tartan wasiirada u dhexeeya oo ay ku kala jiidanayaan Shirkaddaha Danaynaya Dekedda Berbera balse waxa uu ku dooday in wasiiradu isku siyaasad yihiin Qarankana wax u wada doonayaan. Waxa uu sidoo kale sheegya inaanay jirin Shirkad ilaa hadda lagu wareejiyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa sharaxay Qorshe Dekedda Berbera loogu wareejinayo Shirkaddo Shisheeye, kuwaasi oo uu sheegay inay tartan siin doonaan. Wasiirku waxa uu beeniyay warar sheegayay in Wasiiro Xukumadda ahi kala wataan Shirkaddaha danaynaya Dekedda Berbera islamarkaana isku khilaafsan yihiin Cidda lagu wareejin lahaa. Sidoo kalena Eedaha Dadweynaha iyo Mucaaradka ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6045,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1zu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6044"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6044\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}