{"id":60382,"date":"2020-11-27T20:30:22","date_gmt":"2020-11-27T20:30:22","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=60382"},"modified":"2020-11-27T20:30:22","modified_gmt":"2020-11-27T20:30:22","slug":"xukuumada-somaliland-oo-war-cusub-kasoo-saartay-wadahadalka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/11\/27\/xukuumada-somaliland-oo-war-cusub-kasoo-saartay-wadahadalka-somaliya\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Wadahadalka Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay weli ka go\u2019an tahay sidii xal waara loogu heli lahaa wadahadalladii hakadka galay ee ay la gashay dawladda taagta daran ee Soomaaliya bilowgii sannadkan.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda arrimaha dibedda Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa busiweek u sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay in ay muujiso sida ay uga go\u2019antahay wadahadalkii dib uga billowday sannadkan bilowgiisii \u200b\u200bJabuuti laakiin tan iyo marka istaagay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa yidhi: \u201cQof walba wuu ogaa ka qeybgalka Somaliland ee wada hadalka, waxaanan diyaar u nahay in la xaliyo khilaafka labada dal, Soomaaliya haddii ay muujiyaan danno cusub oo aaan ka wada hadalno, Somaliland diyaar ayey u tahay.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dooneynaa in xal waara laga gaadho arintaa labada dal maxaa yeelay waxaan dooneynaa inaan u gudubno waddan ahaan. Waxa jira arrimo badan oo gudaha ah oo aan wax ka qaban karno oo ay ka mid yihiin in dadkeenna nolol fiican loo helo iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha. Laakiin sidoo kale waa muhiim inaan nabad kula noolaano deriskeena, Soomaaliya ay kamid tahay \u201dayuu yidhi<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland wuxuu sheegay in dalku weli u furan yahay wadahadal daacad ah.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay weli ka go\u2019an tahay sidii xal waara loogu heli lahaa wadahadalladii hakadka galay ee ay la gashay dawladda taagta daran ee Soomaaliya bilowgii sannadkan. Wasiirka wasaaradda arrimaha dibedda Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa busiweek u sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay in ay muujiso sida ay uga go\u2019antahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60383,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-60382","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Snapshot_3806.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fHU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60382"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60384,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60382\/revisions\/60384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}