{"id":60296,"date":"2020-11-19T20:39:08","date_gmt":"2020-11-19T20:39:08","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=60296"},"modified":"2020-11-19T20:39:08","modified_gmt":"2020-11-19T20:39:08","slug":"doorasho-ku-sheega-xamar-ka-socda-iyo-halista-uu-u-horseedi-karro-bulshada-reer-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/11\/19\/doorasho-ku-sheega-xamar-ka-socda-iyo-halista-uu-u-horseedi-karro-bulshada-reer-somalia\/","title":{"rendered":"&#8220;Doorasho ku sheega Xamar ka. Socda iyo Halista uu u horseedi karro Bulshada Reer Somalia"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Somalia oo muddo dheer la daalaa dhacaysay Dagaalo aad u Naafeeyey Shacabka ku dhaqan Somalia, waxaa maantana muuqda in Maamulka Somalia in uu Bulshadaa ku Jiheeyey Muran Doorasho oo Horseedi karra Halis Cusub oo Naafeysa Dadka Reer Somalia.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Waxaana muuqata in Dalkaasi ay ku Hirdamayaa Quwado shisheeye oo doonaya in ay qasab ku soo saaraan Cida ay u arkaan in ay fulinayaan Danaha ay ka leeyihiin Somalia, Arrintaasi oo keentay in la isu badheedho oo Daaqada laga Tuuro Heshiisyadii hore loo gaadhay, Taasi oo keeni karta in xoog la isku muquuniyo , arritaasi oo Halis Nabad galyo dhalin karta.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Tan labaad waxaa Muuqata in kuwii sheeganayey in ay ka soo Jeedaan Somaliland ee uu ku adeeganayey Maamulka Xamar si loo Dibindaabyeeyo Geedi Socodka Somaliland. Waxaa muuqata in qiimahoodi noqday in la soo taago Saylad lagu kala Iibsado sidii adoomaha, si looga Helo Cod maadaama ay yihiin dad aan u dhalaan Dalkaasi oo wax lexlo jeclo ah ama wadaniyad ah aanay ka hayn. Hase ahaatee codkoodu Iib yahay, waana arrimaha Dabka ku sii shiday khataraha iyo Xasiloonida ka soo fool leh Maamulka Somalia.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Sidaa awgeed waxaan u soo Jeedin lahaa kuwa sheegta in ay ka soo Jeedaan Somaliland ee Tuban Saylada Doorashada Xamar in ay ka fakaraan sidii ay ku badbaadi lahaayeen intaan waqtigu ka dhicin ama aanay Halis Mudan&#8221;.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Allaa Mahad leh<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Mudane,Ali Mahamed Waranade<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somalia oo muddo dheer la daalaa dhacaysay Dagaalo aad u Naafeeyey Shacabka ku dhaqan Somalia, waxaa maantana muuqda in Maamulka Somalia in uu Bulshadaa ku Jiheeyey Muran Doorasho oo Horseedi karra Halis Cusub oo Naafeysa Dadka Reer Somalia. Waxaana muuqata in Dalkaasi ay ku Hirdamayaa Quwado shisheeye oo doonaya in ay qasab ku soo saaraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27971,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,7,2],"tags":[],"class_list":["post-60296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/warancade-11.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fGw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60296"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60297,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60296\/revisions\/60297"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27971"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}