{"id":60275,"date":"2020-11-17T15:02:52","date_gmt":"2020-11-17T15:02:52","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=60275"},"modified":"2020-11-17T15:02:52","modified_gmt":"2020-11-17T15:02:52","slug":"abiy-axmed-maanta-ayay-ku-egtahay-muddadii-loo-qabtay-inay-isa-soo-dhiibaan-ciidamada-tigray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/11\/17\/abiy-axmed-maanta-ayay-ku-egtahay-muddadii-loo-qabtay-inay-isa-soo-dhiibaan-ciidamada-tigray\/","title":{"rendered":"Abiy Axmed: &#8220;Maanta ayay ku egtahay muddadii loo qabtay inay isa soo dhiibaan ciidamada Tigray&#8221;"},"content":{"rendered":"<p data-reactid=\".1eqtjm496a4.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-5fb38dd010a1c302d6fbdd8b.0.4.0.0:$post_1\">Ra&#8217;iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay in howlgalka milateri ee ka soconaya gobolka Tigray uu galay wajigiisii ugu dambeeyay.<\/p>\n<p data-reactid=\".1eqtjm496a4.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-5fb38dd010a1c302d6fbdd8b.0.4.0.0:$post_2\">Abiya ayaa sheegay in maanta ay ku egtahay cafis uu u fidiyay ciidammada Tigray si ay mudadaaas isugu soo dhiibaan, illaa iyo haatanse ma ay jirto cid la shaaciyay inay isa soo dhiibtay.<\/p>\n<p data-reactid=\".1eqtjm496a4.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-5fb38dd010a1c302d6fbdd8b.0.4.0.0:$post_3\">Ugu yaraan 27,000 qof ayaa ilaa iyo haatan ka qaxay dagaallada kuwaas oo gaaray Suudaan, Qaramada Midoobey waxay ka walaacsan tahay xaaladda banii&#8217;aadanimo ee Tigray.<\/p>\n<p data-reactid=\".1eqtjm496a4.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-5fb38dd010a1c302d6fbdd8b.0.4.0.0:$post_4\">Dhanka kale madaxweynaha gobolka Tigray ayaa madaxda caalamka iyo kuwa Afrikaba ugu baaqay inay cambaareeyaan dagaalka uu ku eedeeyay inay soo qaadday dowladda federaalka.<\/p>\n<p data-reactid=\".1eqtjm496a4.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-5fb38dd010a1c302d6fbdd8b.0.4.0.0:$post_5\">Ra&#8217;iisul Wasaare Abiy ayaa ku eedeeyay xoggaga Tigray inay xasuuq ka geysteen gobolka halka eedeymahaas ay beeniyeenTPLF.<\/p>\n<p data-reactid=\".1eqtjm496a4.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-5fb38dd010a1c302d6fbdd8b.0.4.0.0:$post_6\">Guddiga xuquuqul insaanka Itoobiya waxay sheegeen in koox gaar ah u dirayaan gobolka si ay usoo baaraan dilalka ka dhacay halkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay in howlgalka milateri ee ka soconaya gobolka Tigray uu galay wajigiisii ugu dambeeyay. Abiya ayaa sheegay in maanta ay ku egtahay cafis uu u fidiyay ciidammada Tigray si ay mudadaaas isugu soo dhiibaan, illaa iyo haatanse ma ay jirto cid la shaaciyay inay isa soo dhiibtay. Ugu yaraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60276,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-60275","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/d1938a18-c3e9-4f7f-af75-1c3d1e671ef8.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fGb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60275"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60277,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60275\/revisions\/60277"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}