{"id":6022,"date":"2015-02-14T13:05:45","date_gmt":"2015-02-14T13:05:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6022"},"modified":"2015-02-14T13:05:45","modified_gmt":"2015-02-14T13:05:45","slug":"kooxda-daacish-oo-taako-u-jirta-xarunta-ciidanka-maraykanku-ka-degen-yahay-ciraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/14\/kooxda-daacish-oo-taako-u-jirta-xarunta-ciidanka-maraykanku-ka-degen-yahay-ciraaq\/","title":{"rendered":"Kooxda DAACISH Oo Taako U Jirta Xarunta Ciidanka Maraykanku Ka Degen Yahay Ciraaq"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Iraqi_T-72_tanks-800x426.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6026\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Iraqi_T-72_tanks-800x426-300x160.jpg?resize=300%2C160\" alt=\"Iraqi_T-72_tanks-800x426\" width=\"300\" height=\"160\" \/><\/a>Wasaaradda difaaca ee Mareykanka ee Pentagon waxa ay xaqiijineysaa in dagaalyahanada dowladda Islaamka ay la wareegeen magaalada Al-Baghdadi ee gobolka Anbar ee dalka Ciraaq.<br \/>\nTaas ayaaa waxay la micno tahay in hadda Daacish aanay ka fogeyn xarunta ciidamada cirka ee Cayn Al-Asad, halkaas oo saldhig u ah ciidamada Marineska ee dalka Mareykanka, kuwaas oo caawinaya militariga dalka Ciraaq.<\/h2>\n<h2>\u00a0Al-Baghdadi waxa ay ka mid ahayd dhowrka magaalo ee gobolka Anbar ay dowladda Ciraaq maamusho. Inkastoo hadda militariga Mareykanka ay xaqiijinayaan inay ku dhacday gacmaha Khilaafada Islaamka.<\/h2>\n<h2>Afhayeen u hadlay waaxda difaaca ee Mareykanka waxa uu sheegay in qabsashada magaaladani ay tahay in maanka lagu hayo.<br \/>\nWaxa uu intaa ku daray, in tani ay tahay markii ugu horeysay, muddo laba bil ah oo Daacish ay dhul hor leh qabsato.<br \/>\nLaakiin, xarunti muhiim ka ah ee ciidamada cirka, halkaasi oo Mareykanka uu ku tababarayo ciidamada Ciraaq, waxa ay dhowr kilomitir u jirtaa magaalada la qabsaday.<br \/>\nIllaa iyo haddana, dad isqarxiyay ayaaba waxa ay isku deyeen inay weeraraan xarunta, inkastoo aysan guuleysan<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda difaaca ee Mareykanka ee Pentagon waxa ay xaqiijineysaa in dagaalyahanada dowladda Islaamka ay la wareegeen magaalada Al-Baghdadi ee gobolka Anbar ee dalka Ciraaq. Taas ayaaa waxay la micno tahay in hadda Daacish aanay ka fogeyn xarunta ciidamada cirka ee Cayn Al-Asad, halkaas oo saldhig u ah ciidamada Marineska ee dalka Mareykanka, kuwaas oo caawinaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6026,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6022","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1z8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6022"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6022\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}