{"id":60150,"date":"2020-11-10T14:41:43","date_gmt":"2020-11-10T14:41:43","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=60150"},"modified":"2020-11-10T14:41:43","modified_gmt":"2020-11-10T14:41:43","slug":"xulka-daadmadheedh-oo-u-gudbay-wareega-afar-dhammaadka-tartanka-gobollada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/11\/10\/xulka-daadmadheedh-oo-u-gudbay-wareega-afar-dhammaadka-tartanka-gobollada-somaliland\/","title":{"rendered":"Xulka Daadmadheedh oo u Gudbay Wareega Afar Dhammaadka Tartanka Gobollada Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Xulka Gobolka Daadmadheedh ayaa u gudbay wareega Afar dhammaadka Tartanka Kubadda Cagta ee gobollada JSL, Kadib markii ay Afar gool iyo Eber ay kaga badiyeen xulka kubadda Cagta ee gobolka Sool oo ay galabta ciyaar adag iskaga horyimaadeen Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium.<\/p>\n<p>Ciyaartan oo ahayd mid aad u adag oo laba xulba \u00a0ay soo bandhigeen ciyaar kulul, waxa ay qaybtii hore lagu kala baxay barbar-dhac gool la\u2019aan ah, hase ahaatee markii qaybtii labaad la iskula soo noqday ayaa xulka gobolka Daadmadheedh uu la yimid afar gool\u00a0 oo laba ka mid ah \u00a0uu dhaliyey ciyaaryahanka Sharmaarke, halka labada gool ee kalena ay kala dhaliyeen\u00a0 Daa\u2019uud Lucio iyo Wardi Axmed.<\/p>\n<p>Xulka\u00a0 Gobolka Daadmadheedh waxa ay wada ciyaari doonaan ciyaarta Afar dhammaadka xulka gobolka Hawd oo hore rigooreyaal ugaga soo badiyey Xulkii gobolka Badhan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, xulka Maroodi jeex \u00a0ayaa ciyaarta afar dhammaadka la ciyaari doona xulka ku guulaysta ciyaarta ay Arbacada Beri iskaga hor imanayaan Xaysimo iyo Gabiley.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xulka Gobolka Daadmadheedh ayaa u gudbay wareega Afar dhammaadka Tartanka Kubadda Cagta ee gobollada JSL, Kadib markii ay Afar gool iyo Eber ay kaga badiyeen xulka kubadda Cagta ee gobolka Sool oo ay galabta ciyaar adag iskaga horyimaadeen Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium. Ciyaartan oo ahayd mid aad u adag oo laba xulba \u00a0ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60151,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-60150","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Snapshot_3579-1.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fEa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60150"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60153,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60150\/revisions\/60153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}