{"id":6013,"date":"2015-02-14T12:47:27","date_gmt":"2015-02-14T12:47:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6013"},"modified":"2015-02-14T12:47:27","modified_gmt":"2015-02-14T12:47:27","slug":"gobolka-sanaag-afar-belood-ayaa-ku-heshiyay-maantana-beshii-ugu-yarayd-ayaa-haysata-afar-ka-mid-ah-shantii-hogaanka-nabad-galyadawaxay-reer-sanaag-aqbalayaan-maahajikraale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/14\/gobolka-sanaag-afar-belood-ayaa-ku-heshiyay-maantana-beshii-ugu-yarayd-ayaa-haysata-afar-ka-mid-ah-shantii-hogaanka-nabad-galyadawaxay-reer-sanaag-aqbalayaan-maahajikraale\/","title":{"rendered":"Gobolka Sanaag Afar Belood ayaa ku Heshiyay Maantana Beshii Ugu Yarayd ayaa Haysata Afar ka Mid ah Shantii Hogaanka Nabad-Galyada,Waxay Reer Sanaag Aqbalayaan Maaha\u201d(Jikraale)"},"content":{"rendered":"<h4>Burco (AN) Oday Xasan Cabdi Caraale (Jikaale) Oo ka Mid ah Madax-Dhaqameedka Gobalka ARABIYOMEDA.COM\u00a0Ee Ceerigabo Oo Khadka Telephone Ugu waramayay Maanta Shabakadda Caalamiga ah Hadhwanaagnews ayaa ka Hadlay Sida Uu Sheegay Dul-mi Baladhan Oo ay Tirsanayaan Afar ka Mid ah Shanta Belood Ee Wada Dega-Gobalka Sanaag.<\/h4>\n<h4>Oday Xasan Jikaale ayaa Shegay in Aanay Marnaba Shacabka Gobalka Sanaag Aanay Aqbalaynin in Afar Xubnood Oo ka Mid ah Shanta Uu ka Kooban Yahay Hogaanka Nabad-Galyada Gobalka Sanaag ay ka soo Jedaan Beesha Madaxwaynaha (Habar-Jeclo) Oo Uu Shegay inay Yihiin Beesha Ugu Yar Ee Degta Gobalka Sanaag.<\/h4>\n<h4>Xasan Jikaale Oo Ugu Horraynba ka Hadlaya Xaalada ay ku Sugan Tahay Gobalka Sanaag ayaa Waxa ka Mid ahaa Hadalidisii Sida Tan<\/h4>\n<h4>\u201c Beelaha Walaalaha ah Ee Wada Dega Gobalka Sanaag Ceerigabo iyago ayaa Markii Horre ku Heshiyay Nabada iyo Xasi-loonida Gobalka Sanaag,Bilbaa Ugu Caano Shubatay Madaxwaynashii Hore Maxamed Xaji ibraahim Egal iyo Madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin Waanay ku Ogayeen in Gobalka Sanaag isugu Hadheen Afar Belood Oo ay ku Heshiyeen,Maalinba Maalinta ka Danbaysa Waxay indhahaagu Arkayaan wax kaa Yaabiya Waxa La yaableh in Gobalkii Dhamaa Ee Sanaag Ee ay ku Heshiyeen Afarta Belood inay isugu Caano Shubatay Beel Kaliya Oo ah Beesha Ugu Yar Afarta Belood Ee wada Dega Gobalkaasi Sanaag,Afarta Belood Ee kale Ee Dega Gobalka Sanaag indhahoodu Way arkayaan Waxa ka Dhacay Gobalkii inqilaabka ay Xukumada Silanyo ku Qabsatay,Gudida Nabad-Galyada Gobalka Sanaag Waxay ka Kooban Yihiin Shan Xubnood Afarta Belood Ee wada Dega Gobalkaasi Beel Kastaba Xubin ayay ku Lahayd Mid Kala Soo Hadhana Beel Kale ayaa Laga Soo Qaadan Jiray,Maanta Waxa Dhacday in Beeshii Ugu Yarayd Gobalka Sanaag ay Gudidii Nabad-Galyada Haystaan Afar Xubnood Oo ka soo Jeeda Beesha Madaxwaynuhu Waa Ayaan Darro usoo Hoyotay Gobalka Sanaag,Marnaba Shacabka Reer Sanaag ma Aqbalayaan Waxaas,Waxaasi Oo Dhan Waxa Sabab u Noqday Oo Wado Halaqeen u Noqday Wadada Cerigabo Oo ay Dhismaheeda u Kaceen Shacabka Reer Sanaag Oo Dhami Oo Aad Maanta Arkayso Sida Loo Musuq-Maasuqay Dhaqalihii Umada Laga Uruuriyay,<\/h4>\n<h4>\u00a0Dowladda Silanyo Waxaan u Shegayaa Hadii Uu Faalku Sidaas Dhigay Anaguna Waxaanu Haynaa Faalka Kale Oo Kaas ka Duwan Ee Wax na Waydiiya,<\/h4>\n<h4>Dhaqdhaajintu Waa Dhaqan African Hadii lays Leeyahay Dorashadu Dib ayay Arrinkaasi Ugu Dhacaysaa Waa Wax Aan Marnaba Dhacaynin\u201d<\/h4>\n<h4>Sidoo Kale Oday Dhaqameed Xasan Cabdi Caraale (Jikaale) ayaa ka Hadlay Hadal Dhawaan ka soo Yeedhay Boqor Buurmadow Kaasi Oo ahaa inay Beel ahaan Aanay Qorshaha Ugu Jirin inuu Madaxwayne Silanyo Xilka Hayo Muddo Shan-Sanadood ah isla Markaasna Muddo Kordhin Loo Sameeyo.<\/h4>\n<h4>Waxaana isagoo Arimahaasi ka Hadlaya Hadalidisii Ka Mid ahaa Sida Tan \u201c Waxaan Habeen Dhowayd Tv-Yada ka Daawaday Boqor Buur-Madow Oo Yidhi Hadii Aanu Nahay Habar-Jeclo Qorshaha Nooguma Jirto Shan Sanno Oo Kaliya Ee hanoo Kordhiyo Waxaan Leeyahay Buurmadow Waxaad ka Hadashay Waxaad Tidhi Madaxwaynihii Ugu Horeyay Somaliland C\/Raxmaan Tuur Waxa Loo Kordhiyay Laba Jeer Waxaan ku Leeyahay Ummada Been ha u Sheegin,Meel Madaxwayne Cabdiraxmaan Tuur Xilka Laba jeer Loogu Kordhiyay Ma Jirto,Markii Alle How Naxaristee C\/Raxmaan Tuur Loo Doortay Gudomiyaha SNM Waxa Uu Yidhi Lix Bilood ayaan Dalka ku Xoraynayaa Muddo ka Yar Lix Biloodna ayuu ku Xoreyay Dalkii Somaliland,Maalintii Kale Ee Madaxwayne C\/Raxmaan Tuur Loo Doortay Madaxwaynaha Somaliland Waxa Uu Yidhi Laba Sano ka Dib Talada Dalka SNM Waaanu ka Warejinaynaa Oo Shacabka ayaanu ku Warejinaynaa,Markii ay Dhamadeen Labadii Sanno Ee Loo Doortayna Madaxwayaha Somaliland Wuu Warejiyay Cabdiraxmaan Tuur,Buurmadow Waxaan leeyahay Sheeg Halka Cabdiraxmaan Tuur Laba Jeer Xilka Loogu Kordhiyay,Silanyana Waxaan Leeyahay Laba Jeer wanigii Qaaxo Kuugu Kordhinay Maanta Lakiin Shacabku kaa Yeeli-Mayaan Muddo Kordhin Danbe Ee Taas ogow,Boqor Buurmadow Waxaan Leeyahay Kulmiye idinka ayaa Laydiin Hibeyee iska Soo Dhex Doorta Hogaanka Kulmiye\u201d ayuu Yidhi Oday Xasan Jikaale<\/h4>\n<p><!--EndF--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco (AN) Oday Xasan Cabdi Caraale (Jikaale) Oo ka Mid ah Madax-Dhaqameedka Gobalka ARABIYOMEDA.COM\u00a0Ee Ceerigabo Oo Khadka Telephone Ugu waramayay Maanta Shabakadda Caalamiga ah Hadhwanaagnews ayaa ka Hadlay Sida Uu Sheegay Dul-mi Baladhan Oo ay Tirsanayaan Afar ka Mid ah Shanta Belood Ee Wada Dega-Gobalka Sanaag. Oday Xasan Jikaale ayaa Shegay in Aanay Marnaba Shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6017,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6013","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1yZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6013"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6013\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}