{"id":60096,"date":"2020-11-07T14:45:02","date_gmt":"2020-11-07T14:45:02","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=60096"},"modified":"2020-11-07T14:45:02","modified_gmt":"2020-11-07T14:45:02","slug":"dawlada-imaaradka-oo-sheegtay-in-dabcinayso-qanuunka-islaamiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/11\/07\/dawlada-imaaradka-oo-sheegtay-in-dabcinayso-qanuunka-islaamiga\/","title":{"rendered":"Dawlada Imaaradka Oo Sheegtay In Dabcinayso Qanuunka Islaamiga"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa ugu horeysay shaacisay in ay dabcinayso qaanuunka islaamiga ah ee xadidaya xoriyadaha shaqsiyaadka, gaar ahaan in loo ogolaado lamaanayaasha aan is qabin inay wada noolaadaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\">sidoo kale waxaa la khafiifiyay xayiraadihii saarnaa isticmaalka khamriga.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Imaaraadka ayaa u muuqda inuu si buuxda u qaadanayo nidaamka xorriyadda ku dhisan ee ka jira dalalka reer galbeedka<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa ugu horeysay shaacisay in ay dabcinayso qaanuunka islaamiga ah ee xadidaya xoriyadaha shaqsiyaadka, gaar ahaan in loo ogolaado lamaanayaasha aan is qabin inay wada noolaadaan. sidoo kale waxaa la khafiifiyay xayiraadihii saarnaa isticmaalka khamriga. Imaaraadka ayaa u muuqda inuu si buuxda u qaadanayo nidaamka xorriyadda ku dhisan ee ka jira dalalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60097,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-60096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/124159020_165209678618740_69984268486859314_n.jpg?fit=720%2C629&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fDi","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60098,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60096\/revisions\/60098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}